Ereyga Maanta: qaqaan
aftin  Meesha ay banka iyo aydu iska galaan. 2. Meel dihin oo aan la daaqin.
aftir1  Cad maro ah ama warqad afka lagu tirto. aftir2  1. (f.g) Wax af la' ka dhigid (qalab wax gooya). 2. (f.mg) Qof af u tirid. aftirasho  eeg aftiro.
aftirid  eeg aftir².
aftiro  Qof, wax sida dufan, caano iwm oo afkiisa ku yaal iska bi'in.
aftixid  eeg aftax².
aftoolin  Meel cabsi leh. ld afdoolin.
aftuur1  ld afxir¹. aftuur2  ld afxir². aftuurid  ld afxirid.
afur1  ld affurid. afur2  ld affur². afuran  ld affuran.
afuri  1. Qof soomanaa afur siin. 2. Qof soon ka jebin. ld afursii.
afurid  ld affurid.
afurin  eeg afuri. ld afursiin.
afurnaan  ld affurnaan.
afurnaansho  ld affurnaan.
afursan  ld affuran.
afursanaan  ld affurnaan.
afursanaansho  ld affurnaan.
afursii  ld afuri.
afursiin  eeg afursii. ld afurin.
afuuf1  1. ld afuufid. 2. Soor a. ah: soor aan iidaan lahayn. 3. Xirsi yar oo ummulaha iyo carruurta loo xiro. afuuf2  Neef afka ka soo baxday wax ku sii deyn. afuufan1  Wax la afuufay noqosho. afuufan2  Wax la afuufay ahaansho. afuufid  eeg afuuf². ld afuuf¹ (1).
afuufmid  eeg afuufan¹.
page : 29 of 75
<< < 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 > >>