Maktabad laga Hirgelinayo Degmada Cadaado ee Gobolka Galguduud


Guddoomiye ku-xeenka koowaad ee Golaha Aqalka Sare senotor Abshir Maxamed Axmed oo shalay gaaray magaalada Cadaado ee xarunta baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay inuu degmada ka hirgelin doono madkatab ay dhalinyaradu ka faa’idaysan doonto oo degmada uu ugu talagalay.

Leave a Reply