Ereyga Maanta: gur
jawni  Miro qolof ka saarid.
jawnin  eeg jawni. ld jawnis.
jawnis  ld jawnin.
jawnsad  ld jawnsasho.
jawnsan  Miro la finjilay ahaansho.
jawnsanaan  eeg jawnsan. ld jawn-sanaansho.
jawnsanaansho  ld jawnsanaan.
jawnsasho  jawnso. ld jawnsad.
jawnso  Miro qolof kala bixid.
jawr1  Xukun aan xaq ahayn; caddaalad darro. ld jowr¹. jawr2  Caddalad darro samayn. ld jowr². jawrar1  1. Dildillaac wax yeeshaan. 2. ld dildillaacid. jawrar2  Wax dildillaac yeelasho. jawraran  Wax jawraray ahaansho. ld jawrarran.
jawrarid  eeg jawrar². ld jawrar¹ (2).
jawrarnaan  jawraran. ld jawrar-naansho.
jawrarnaansho  ld jawrarnaan.
jawrarran  ld jaw-raran.
jawrfal1  Xadgudub, caddaaladdarro cidi samayso ld jowrfal¹. jawrfal2  Ku j.: qof ku xad gudbid. ld jowrfal². jawrfaleen  Qof caado ka dhigtay in uu caddaalad darro sameeyo. ld jowrfaleen.
jawrfalid  eeg jawrfal². ld jowrfalid.
jawrid  eeg jawr². ld jowrid.
jawriir  Caw dharid.
jawriirid  eeg jawriir.
jaws  (bot.) Miro yicibta u eg oo shaaha lagu darsado. ld jows.
jaxaas  (baay.) Xuub ku daboolan sooh ama xubin. Tusaale: kelyaha, qanjir kelyoodyada, indhaha birtooda waxa ku daboolan j. ld yaxaas.
jaxeer  1. Cawl lab. 2. Qof aan da'du ka muuqan. 3. Qof kaftan badan. ld jexeer.
jay  1. ld jaay. Dhagxaan yaryar oo dhismaha loo isticmaalo. 2. J. ah: qof dhuuban oo xoog badan.
jaynaf1  Qolof jirku yeesho oo qabowgu keeno.
page : 21 of 53
<< < 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 > >>