Ereyga Maanta: qaqaan
anqalyo  Nafaqada laga helo caanaha naasleyda.
anqari  Ilmo markaa dhashay caano ama biyo siin. ld canqari.
anqarin  eeg anqari. ld anqaris, canqarin.
anqaris  ld anqarin.
anqarsasho  eeg anqarso. ld canqarsasho.
anqarso  Ilmo markaa dhashay caano ama biyo qaadasho. ld canqarso.
anqaw  ld canqow.
ansaar  Muslinkii hore oo reer Madiina oo Nebi Maxamed (nnk) iyo Muhaajiriintii soo dhoweeyey oo taageerada weyn u fidiyay.
ansaarax1  ld insaarax¹. ansaarax2  ld banaaxi², insaarax². ansaarixid  ld banaaxiyid, insaarixid.
ansaarixin  ld banaaxiyid, insaarixin.
ansaleel  A. ah: barax biyuhu ku badanyihiin. ld ansareer.
ansaleeli  Caano ansaleel ka dhigid. ld ansareeri.
ansaleelin  eeg ansaleeli. ld ansareerin.
ansareer  ld ansaleel.
ansareeri  ld ansaleeli.
ansareerin  ld ansaleelin.
ansax1  1. A. ah.: wax diinta ama sharciga waafaqsan. 2. ld ansixid. ansax2  Wax diinta iyo sharciga waafaqsan noqosho. ansaxin  (qaan.) Ansixin heshiis qoraal ah ama dukumenti oo la siinayo caddeyn saxiixid ah, oo aad sameysay mid rasmi ah.
anse  Magacuyaalka qofka kowaad oo ka kooban 'ani'iyo 'se'.
anshax  (etno.)Habka iyo hanaanka qof bulshada uu la noolyahay la dhaqmo; asluub.
anshax-xumaan  eeg anshax-xun. ld anshax-xumaansho, anshaax-xumi, anshax-xumo.
anshax-xumaansho  eeg anshax-xumow. ld anshax-xumaan.
anshax-xumi  ld anshax-xumaan.
anshax-xumo  1. Hab xun oo bulshada loola dhaqmo. 2. ld ansax-xumaan.
anshax-xumow  Qof anshax-xun noqosho.
anshax-xun  Qof aan anshax wacan lahayn ahaansho.
anshaxdaran  Qof aan anshax wacan lahayn ahaansho.
page : 49 of 75
<< < 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 > >>