juno ld junuf.
junoobid ld jinaabid.
junow1 ld jinaabo. junow2 ld jinaab². junub1 ld jinaabo. junub2 ld jinaab². junubid ld jinaabid.
junuf J. ah: neef dhaqayo ah oo caano yareeyey. ld juno.
junuub1 1. ld jinaabo. Shahwada ka timaad qof hurda. 2. Afarta joho ee waaweyn mid ka mid ah oo u dhexeysa bari iyo galbeed, kana soo horjeeda woqooyi; koofur. junuub2 ld jinaab. junuubid ld jinaabid.
junuun1 ld junuunid. junuun2 ld jinaab. junuunid ld jinaabid.
juqayn eeg juqee. ld juqays.
juqays ld juqayn.
juqee Wax caarad fiiqan leh wax ku mudmudid.
juqraafi Maaddada sharaxda dhulka dushiisa, muuqalladeeda ay ka mid yihiin kuwa fisikada, cimilada, carrada, maxsuul-lada, ummadaha iwm iyo filiqsanaantooda.
juqraafiga dabiiciga (juqr.) Laan ka mid ah juqraafiga oo ku shuqul leh muuqaal-lada dabiiciga ah ee dhulka ee ay ka mid yihiin berriga, biyaha iyo hawada.
juqraafiga dadka (juqr.) Barashada juquraafiga dabeecaddu sida uu u saameeyo nolosha iyo tacabka dadka iyo juquraafi dhaqameedku sida uu u saameeyo dabeecadda.
juqraafiga nafleyda (juqr.) Barasha noolosha dabiiciga ah (xoolaha iyo deegaanta) oo anuu ku jirin dadku. Waxa la darsaa dariiqooyinka iyo siyaabaha xoolaha iyo deegaantu ugu fidaan, uguna filiqsanyihiin dhulka dushiisa.
juquf Qof dhuuban oo godan. ld joqof.
juqufsan Qof dhuuban oo godan ahaansho. ld joqofsan.
juqufsanaan eeg juqufsan. ld joqofsanaan, joqofsanaansho, juqufsa-naansho.
juqufsanaansho ld juqufsanaan.
jurbi Cidi, far iyo suul iwm jir ku xanuunjin.
jurbin eeg jurbi. ld jurbis.
jurbis ld jurbin.
jurmi Dhumuc; qiro; baaxad. ld jirmi (2).
jurxee Cid jurxo ku dhihid.
page : 51 of 53
<< < 46 47 48 49 50 51 52 53 >