Ereyga Maanta: liifmid
fangarnaan  eeg fangaran. ld fangarnaansho.
fangarnaansho  ld fangarnaan.
fangeli  ld fanee.
fangelid  eeg falgal². ld fangal¹.
fangelin  ld fanayn.
fangelis  ld fanayn.
fangi  (baay.) Koox ka tirsan dhirta yar yar oo aan lahayn cagaariye.
fanhoraad  Dusha xoolaha la rarto dhankeeda hore ee garbaha xiga.
faniin1  ld finiin¹. faniin2  ld finiin². faniini  ld finiini.
faniinid  ld finiinid.
faniinin  ld finiinin.
faniinis  ld finiinin.
faniinto  Nooc digirta ka mid ah, yaryar oo marka balaggeedu qallalo iskii u qarxada.
fanjar  ld janfar.
fanjeedi  Meel ka tegid.
fanjeedin  eeg fanjeedi. ld fanjeedis.
fanjeedis  ld fanjeedin.
fanji-dile  (daaw.) Dawo lagu dilo fangaska.
fanjooq  Dan la'aan meel muddo u taagnaan (cid).
fanjooqi  ld fanqooji.
fanjooqid  eeg fanjooq.
fanjooqin  ld fanqoojin.
fanjooqis  ld fanqoojin.
fanjooqsan  Wax la fanjooqiyay ahaansho.
fanjooqsanaan  eeg fanjooqsan. ld fanjooqsanaansho.
fanjooqsanaansho  ld fanjooqsanaan.
fannaan  1. Nin masrax ka heesa. 2. Nin fanka ku xeel dheer.
fannaanad  1. Haweeney masrax ka heesta. 2. Haweeney fanka ku xeel dheer.
page : 20 of 73
<< < 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 > >>