Ereyga Maanta: kaahin
falaanfulnaansho  ld falaanfalnaan.
falaanji  Dhoobo, dambas iwm walaaqid.
falaanjin  eeg falaanji. ld falaanjis, falaanjiyid, falaaji.
falaanjis  ld falaanjin.
falaanjiyid  ld falaanjin.
falaas  1. Nooc ka mid ah cayaaraha turubka oo qof kasta oo cayaaraya saddex xabbo la siiyo. 2. Tarmuus.
falag  ld feleg.
falag1  ld falko. falag2  ld falki. falagsad  ld falkasho.
falagsan  ld falkan².
falagsanaan  ld falkanaan.
falagsanaansho  ld falkanaan.
falagsasho  ld falkasho.
falagsi  ld falkasho.
falagso  ld falko².
falan1  1. F.kay, f.kaa iwm: dartay, dartaa iwm. 2. “F.kiisii gal!”: “Arrintiisii gal!”. falan2  1. Wax sixran noqosho. 2. Beer wax la falay noqosho. 3. Dhul wax la banneeyey noqosho. falan3  Wax la falay ahaansho. falanfallow  Qof falka yaqaan. ld falaanfallow, falaanfullow.
falanfalxo  Geed quwaax leh xabag loo isticmaalo wax udginta. ld falaanfalax, falaanfalxo.
falanqayn  eeg falanqee. ld falanqo.
falanqee  Arrin si dhab ah uga doodid; arrin u kuurgelid, arrin gudo gelid.
falanqo  ld falanqayn.
falasho  eeg falo.
falaxfalax  1. Geed quwaax faleenka ka mid ah oo leh beeyo marka la shido udgoon. 2. Beeyada laga guro geedka falaxfalaxa. 3. Qof firfircoon. 4. Qof bilicsan.
falaxgooddi1  ld falaxgooddiyid. falaxgooddi2  Booloxoofto samayn; u bootayn; faata- dhuglayn. ld faalaxgooddi², foolax- gooddi². falaxgooddin  ld falaxgooddyid.
falaxgooddis  ld falaxgooddiyid.
page : 15 of 73
<< < 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 > >>