Ereyga Maanta: qaflad
falxumaan  ld falfalxumaan.
falxumaansho  ld falfalxumaan.
falxumi  ld falfalxumaan.
falxumo  ld falfalxumaan.
falxun  ld falfalxun.
fan  ld fan (2).
fan1  1. Xirfad bani-aadamku ku soo bandhigo ama ku matalo dareenka uu ka qabo dabeecadda ama dhacdooyinka nolosha. 2. ld fan. Dusha gaadiidka, qaybta hore ama dambe ee alaabta yaryar la saaro. fanaajiin  eeg fujaan. ld faraajiin.
fanadheer  Koor aan afrog ahayn.
fanasho  eeg fano.
fanax1  Meesha laba farood oo kasta iska galaan. fanax2  Laba fool oo kala durugsan inta u dhexeysa (ilkaha dadka). fanayn  eeg fanee. ld fanaysi, fangelin, fangelis.
fanaysasho  eeg fanayso.
fanaysi  ld fanayn.
fanayso  Faras la fuushanyahay gadaal ka fuulid.
fandambeed  Dusha xoolaha la rarto dhankeeda dambe.
fandhaal  Qaaddo qori ka samaysan.
fandhaallaysan  Wax fandhaal la socdaan ahaansho (xeero).
fandhaallaysnaan  eeg fandhaallaysan. ld fandhaallaysnaansho.
fandhaallaysnaansho  ld fandhaallaysnaan.
fandhar  Meel malax ama qodaxi ku jirto aayar furid. ld findhir, findhiri.
fandharid  eeg fandhar. ld findhirid, findhirin, findhiris.
fanee  Faras la saaranyahay cid kale fan ka saarid. ld fangeli.
fangal1  Faras la fuushanyahay oo fankiisa qof kale la fariisiyo. ld fangelid. fangal2  Faras la fuushanyahay gadaal ka fuulid. ld fansaar³. fangar1  Meel wax ka go'ay daloolka ay yeelato. ld fongor¹ (3). fangar2  Wax dalool u yeelid. fangaran  Wax fangar leh ahaansho. ld fongoran (2).
fangarid  eeg fangar².
page : 19 of 73
<< < 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 > >>