Ereyga Maanta: gurguurto
maddooyeysasho  eeg maddooyeyso. ld maddooyeysi.
maddooyeysi  ld maddooyeysasho.
maddooyeyso  Maddooyamaddooyo ciyaarid.
maddooyo  ld maddooyammaddooyo.
madduul  Madow uu qaacu ku reebo meelaha uu saameeyo. ld maduul.
madfac  Qalab hubka waaweyn oo lagu dagaallamo ka mid ah, ka samaysan birlab ama macdan kale oo adag, lehna dhuun dheer oo ay ka ridmaan jaliilado qarxada oo wax guba waxna burburiya.
madhaafaan  1. Heerka wax ugu sarreeya oo ayan moodi karin. 2. Wax qiimo iyo qaayo badan leh. 3. Arrin iwm oo xallinteedu qasabtahay.
madhale  Nin aan naag rimin karin. ld madhaleys¹.
madhalennimo  (daaw.) Awoodid la'aan ilmo dhalidda oo ka timaadda ama bacrin la'an ama qof dhali karey oo qalliin lagu sameeyey oo si ula kac ah ama aan ula kac ahayn wax u gaareen mid ka tirsan xubnaha taranka. ld madhaleysnimo.
madhaleys1  ld madhale. madhaleys2  ld madhasho. madhaleysnimo  ld madhalennimo.
madhan  (fiis.) Dululaati uu ka jiro cadaadis hoose oo neef ah micnaheeduna tahay xaddiga atamyada ama molikiyuulada ayaa aad u hooseeya.
madhasho  Naag aan rimi karin. ld madhaleys².
madhintannimo  Madhinte ahaansho.
madhinte  1. (dii.) Eebbe, Ilaah. 2. (dii.) Aan dhiman.
madhoodhee  Wax tiradooda ama tayadooda buunbuunin.
madhoodheyn  eeg madhoodhee.
madhoodho  1. Buunbuuninta wax tiradooda ama tayadooda la buunbuuniyo. 2. Wax aan faa'iido lahayn.
madhxin  (fiis.) Summad C. Astaanta keydinta saldanabka ee ay gudbiye ama urur gudbiyeyaal iyo ma-gudbiye leeyihiin. Madhxinta madhxiye waa saami saldanabka Q ee hal gudbiye iyo keyd faraqa u dhexeeya labada gudbiye. Halbeegga madhxintu waa farad. C = Q/V.
madhxiye  (fiis.) Ratibaad laba gudbiye oo uu ma-gudbiye u dhexeeyo, leh awoodda kaydinta saldanabka. Madhxinta madhxiyuhu waxa ay ku xirantahay xajmiga, qaabka iyo habka ratibaadda gudbiyeyaasha.
madi1  Nin aan lahayn walaalo rag ah. madi2  1. Gabar aan lahayn walaalo. 2. Neef xoolo ah oo caano badan leh. madid  eeg mad². ld medid.
madiid1  ld midiid¹. madiid2  ld midiid². madiidid  ld midiidid.
madiidimi  ld midiidimi.
madiidimid  ld midiidimid.
madiidimin  ld midiidimin.
page : 20 of 131
<< < 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 > >>