Ereyga Maanta: gurguurto
madiidimis1  ld midiidimin. madiidimis2  ld midiidimid. madiidin1  ld midiidin¹. madiidin2  ld midiidin². madiidinnimo  ld midiidinnimo.
madiidinsad  ld midiidinsasho.
madiidinsasho  ld midiidinsasho.
madiidinsi  ld midiidinsasho.
madiidinso  ld midiidinso.
madiix1  1. (dii.) Gabay ama hees cid aad loogu ammaano. 2. Cod wanaagsan oo dheguhu jecleystaan. madiix2  1. (dii.) Gagay ama hees cid aad ugu ammaanid. 2. Cod macaan oo dheguhu jeclaystaan ku dhawaaqid. madiixid  eeg madiix².
madkee  1. Madag bixin. 2. Isku m.: qof isku dhejin.
madkeyn  eeg madkee. ld madkeys.
madkeys  ld madkeyn.
madkeysan  Qoryo, wax la madkeeyey noqosho.
madkeysmid  eeg madkeysan.
madko  ld madag.
madkoole  Geed laama dhuudhuuban leh oo madkaha laga goosto.
madli  1. Cid ballamin. 2. Arrin iwm fulinteeda dib u dhigid.
madlid  eeg madal².
madlin  eeg madli.
madluumi  Qof madluun ka dhigid.
madluumid  eeg madluun². ld madluun¹ (3).
madluumin  eeg madluumi.
madluun1  1. M. ah: qof niyad xun oo aan raalli ahayn. 2. Qof la dulmiyey. 3. ld madluumid. madluun2  Qof niyad xun oo aan raalli ahayn noqosho. madluunnimo  Madluun ahaansho.
madluunsan  Qof la madluumiyey ahaansho.
madluunsanaan  eeg madluunsan. ld madluunsanaansho.
page : 21 of 131
<< < 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 > >>