Ereyga Maanta: gur
jikaartan1  1. Murmidda xaqiiq jirta laga murmo. 2. ld jikaartamid. jikaartan2  Xaqiiq jirta ka murmid. jiko  1. Qolka cunnada lagu kariyo. 2. Dumarka ka tirsan gaboo-leyda.
jil1  1. Daliigo suun ah oo dhigaha lagu maro. 2. Qayb, miilo. 3. Lo'bulsho ah. 4. Jurmi nafley. 5. ld jilid. jil2  1. Wadaaddo ama ardo quraan, muddo quudin. 2. Muuqaal iyo fal ahaan wax isaga dhigid. 3. (riw.) Cid dhaajin. jilaa  (riw.) Qof metela ruwaayadaha, filimada iwm. ld jile.
jilacsan  ld jilicsan.
jilacsanaan  ld jilicsanaan.
jilacsanaansho  ld jilicsanaan.
jilan  Qof cid kale la nool ahaansho; qof jil la siiyo.
jilay  Dheri jajabay jabkiis.
jilayn  eeg jilee. ld jilays.
jilays  ld jilayn.
jilaysad  ld jilaysasho.
jilaysan1  Wadaan wax aad u buuxa noqosho. jilaysan2  Wadaan iwm wax aad u buuxa ahaansho. jilaysasho  eeg jilayso. ld jilaysad, jilaysi.
jilaysi  ld jilaysasho.
jilaysmid  eeg jilaysan¹.
jilaysnaan  eeg jilaysan². ld jilays-naansho.
jilaysnaansho  ld jilaysnaan.
jilayso  Wadaan biyo ka buuxsasho.
jilbad  Siyaakhad qalin ka samaysan oo haweenku qoorta ku xirtaan.
jilbajabsad  ld jilbajabsasho.
jilbajabsan  Wax jilba jabsaday ahaansho (qof).
jilbajabsanaan  eeg jilbajabsan. ld jilbajabsanansho.
jilbajabsanaansho  ld jilbajabsanaan.
jilbajabsasho  eeg jilbajabso. ld jilbajabsad, jilbajabsi.
jilbajabsi  ld jilbajabsasho.
jilbajabso  Qof jilbaha iyo faraha ku fariisasho.
page : 35 of 53
<< < 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 > >>