hergalmo ld hargal¹.
hergeb ld hargab¹.
hergebsan ld har-gabsan.
hergebsanaan ld hargabsanaan.
hergebsanaansho ld hargabsanaan.
hergeli ld hargali.
hergelin ld hargelin.
hergelis ld hargelin.
herin1 Qof soo dhammaystay tababbarka xeeladaha ugaarsiga oo heri-noobay. herin2 Koox ugaarsato ah oo bahowday oo xeer iyo xeeladba wadaagta. herso ld harso.
hertamid ld hardamid.
hertan1 ld hardamid. hertan2 ld hardan². herti1 ld hardi¹. herti2 ld hardi². hertin ld hardiyid.
heshii La h.: qof arrin ku raacid.
heshiin eeg heshii. ld heshiis.
heshiis 1. Isku raacidda arrin go'aankeed la isku raaco. 2. ld heshiin.
heshiisii Dad heshiis ka dhex dhalin.
heshiisiin eeg heshiisii.
hey'ad Maamul xafiis iyo shaqaale u gaar ah leh; wakaalad. ld hay'ad.
heyl ld hayl.
heyr Shiir; shohor.
heys H. ah: kurus in yar dhan u janjeera.
hib Cod lagu muujiyo wax ilaa qarka la buuxiyo.
hibaaq 1. Ubax udgoon. 2. Udgoon.
hibasho eeg hibo².
hibee Wax, hibo u bixin.
page : 55 of 93
<< < 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 > >>