hugis H. ah: maro, busto iwm oo dusha la iska saaro.
hugmid eeg hugan¹.
hugnaan ld hugsanaan.
hugnaansho ld hugsanaan.
hugo Maro, buste iwm dusha iska saarid ld hugso.
hugsan Maro, raar iwm wax dusha laga saaray ahaansho. ld hugan².
hugsanaan eeg hugsan. ld hugnaan, hugnaansho, hugsanaansho.
hugsanaansho ld hugsanaan.
hugsasho ld hugasho.
hugso ld hugo.
huguf Dabayl firo leh oo ay wax soconayaa kacshaan.
hugun Shanqar xoog leh.
hujuum Weerar cid lagu qaado. ld hujuun¹.
hujuumid eeg hujuun².
hujuun1 ld hujuum. hujuun2 Cid weerar ku qaadid. hul1 God yar oo ciriiri ah. hul2 Meel qodid ama daloolin. hulaan Hul dheer oon salkiisu muuqan, bahalladuna galaan.
hulaaq1 Gaaridda dab qoryo ama dhuxul la shiday wada gaaro. ld hulaaqid. hulaaq2 Dab shidmid. hulaaqid eeg hulaaq². ld hulaaq¹.
hulan God si hul ah loo qoday ahaansho.
hulbi 1. Ari cayrin. 2. Wax dedejin.
hulbin eeg hulbi.
hule Cudur qanjirrada gala oo baabi'iya.
huleel1 ld huleelid. huleel2 Ka h.: Wax la rabay oo laga quustay iyada oo la cagajiidayo ka tegid. huleeli Ka h.: cid wax ay lahayd ka dhaqaajin iyadoo xoog lagu muquuninayo.
huleelid eeg huleel². ld huleel¹.
page : 84 of 93
<< < 79 80 81 82 83 84 85 86 87 88 89 > >>