hunguriweyn Qof dhuuni ah ahaansho.
hunguriweynaan eeg guriweyn. ld hunguriweynaansho, hunguriweyni.
hunguriweynaansho ld hunguri-weynaan.
hunguriweyne Qof dhuuni ah.
hunguriweyni ld hunguriweynaan.
hungurixume Qof dhuuni ah.
hungurixumo Si xun oo wax loo doono.
hunguriyee Wax damcid.
hunguriyeyn eeg hunguriyee.
hunguriyoo U h.: wax damcid (qof).
hunguriyood eeg hunguriyoo.
hunnati 1. Sun qatar ah. 2. Waxmatare.
hunnuhunnu 1. Hadal hoos loo yiri oo aan si wacan loo maqlayn. 2. War aan la hubin.
hunqaac Mantagid.
hunqaaci Qof mantajin.
hunqaacid eeg hunqaac.
hunqaacin eeg hunqaaci.
hunqaaco Matag.
hunri Kulayl badan ee qorraxeed.
hunug ld honog².
hunyuc1 ld huyuc¹. hunyuc2 ld huyuc². hunyucsad ld hunyucsasho.
hunyucsan ld huyucsan.
hunyucsanaan ld huyucsanaan.
hunyucsanaansho ld huyucsanaan.
hunyucsasho eeg hunyucso. ld hunyucsad, hunyucsi.
hunyucsi ld hunyucsasho.
hunyucso Wax meel ku huursasho.
huq 1. Dareen xooggan oo murugo leh. 2. Uurkutaallo.
page : 88 of 93
<< < 83 84 85 86 87 88 89 90 91 92 93 >