rakuuc1 ld rukuuc¹. rakuuc2 ld rukuuc². rakuucid ld rukuucid.
rakuucsan ld rukuuc-san.
rakuucsanaan ld rukuucsanaan.
rakuucsanaansho ld rukuucsanaan.
ramaalasho eeg ramaalo.
ramaalo Dhul ku gurguurasho.
ramaas Caws yaryar, jilicsan oo dhulka ka soo baxda marka roobku da'o.
ramad ld ramag.
ramadaan Bisha dadka muslimiinta ahi soomaan.
ramag Geel markaa dhalay. ld ramad.
ramal 1. Qori weyn oo la shito. 2. Cinjir; rabar. 3. Faalka dhulka lagu dhigo.
ramalee Ramal dhigid.
ramaleyn eeg ramalee. ld ramaleys.
ramaleys ld ramaleyn.
ramasho eeg ramo. ld ransad, ransasho, ransi.
rambas Ciyaar turub (shamboolo, beecshuro iwm) oo qofkii booleystay intii laga rabay in ka yar qabta.
ramo Labaraafle dhalay ilmihiisa xab ka leefleefid. ld ranso.
ran Warqadaha turubka inta sawirka leh iyo yeekaha.
ranji1 ld rinji¹. ranji2 ld rinji². ranjile ld rinjile.
ranjiyayn ld rinjiyid.
ranjiye ld rinjile.
ranjiyee ld rinji².
ranjiyid ld rinjiyid.
ransad ld ramasho.
ransasho ld ramasho.
ransi ld ramasho.
page : 16 of 40
<< < 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 > >>