Ereyga Maanta: gurguurto
citiqaadid  eeg citiqaad². ld citiqaad¹.
citiqaadsan  Qof diin, mabda'iwm aaminsan. ld ictiqaadsan.
citiqaadsanaan  eeg citiqaadsan. ld citiqaadsanaansho, ictiqaadsanaan, icti-qaadsanaans.
citiqaadsanaansho  ld citiqaadsa- naan.
ciyaal  Carruur yaryar.
ciyaalnimo  Ciyaal ahaansho.
ciyaar1  ld cayaar¹. ciyaar2  ld cayaar². ciyaari1  ld cayaari¹. ciyaari2  ld cayaari². ciyaarid  ld cayaarid.
ciyaarin  ld cayaarin.
ciyaarsii  ld cayaarsii.
ciyaarsiin  ld cayaarsiin.
ciyaarsiis  ld cayaarsiin.
ciyaartoy1  ld cayaartoy¹. ciyaartoy2  ld cayaartoy². ciyaaryahan  ld cayaaryahan.
ciyaaryaxaas  ld cayaaryaxaas.
ciyi  1. Waqti jiilaal ah, reero shiraystay, hilibka ay siiyaan cid aan wax qalin. 2. Xarar lagu dhigo rarada ama weel.
ciyibidix  Ciyi loo leexshay bidix oo lagu daray masaydii bidixda ka jirtay masayda ciyiga laga qabtay, marka raarka la sameynayo.
ciyid  eeg ci'².
ciyimidig  Ciyi midig loo leexiyey si loogu daro masayda midigta ka jirta masaydii ciyiga laga qabtay, marka raarka la samaynayo.
ciyoon  ld ciyow².
ciyow1  Shimbir gelinka hore ee habeenkii cida. ciyow2  Si dhaqso ah, si degdeg ah. ld ciyoon. cobol  Geed abaareed, caleen ballaaran oo aan qodax lahayn.
cod1  1. Dhawaaq afka ka soo baxa marka la hadlayo, ama la heesayo, ama la qaylinayo iwm. 2. Diidmo ama oggolaansho laga dhiibto doorasho. cod2  (nax.) Maayad hawo, neefsi aan ahayn oo soo dhex jibaaxda seedcodeedyada kana soo baxda moqorrada hadalka midkood. codasho  eeg codo.
page : 80 of 95
<< < 75 76 77 78 79 80 81 82 83 84 85 > >>