Ereyga Maanta: shirbin
bakhayl1  Nin aan hantidiisa dadka kale wax fiican siin; muudal; dhabcaal. ld bakhiil¹. bakhayl2  ku b.: hanti bixinteeda ku gacan adkansho. ld bakhiil². bakhaylad  Naag hantida wax aad u yar ka bixisa.
bakhaylid  eeg bakhayl². ld bakhiilid.
bakhaylnimo  Bakhayl ahaansho. ld bakhiilnimo.
bakhiil1  ld bakhayl¹. bakhiil2  ld bakhayl². bakhiilid  ld bakhaylid.
bakhiilnimo  ld bakhaylnimo.
bakhti1  ld baqti¹. bakhti2  ld baqti². bakhti-afuuf1  ld baqti-afuuf¹. bakhti-afuuf2  ld baqti-afuuf². bakhti-afuufid  ld baqti-afuufid.
bakhti-ku-baxe  (baay.) Geed ama noole kasta oo ili-ma-aragtay ah ee quuta maatarka orgaanikada bakhtiga ah. Bakhti-ku-baxayaasha badankoodu waa bakteeriyo iyo fungi.
bakhtifuul  ld baqtifuul.
bakhtiggowrac1  ld baqtiggowrac¹. bakhtiggowrac2  ld baqtiggowrac². bakhtiggowracid  ld baqtiggowracid.
bakhtii  ld baqtii.
bakhtiiji  ld baqtii.
bakhtiijin  ld baqtiin.
bakhtiijis  ld baqtiin.
bakhtiin  ld baqtiin.
bakhtiis  ld baqtiin.
bakhtijiid1  ld baqtijiid¹. bakhtijiid2  ld baqtijiid². bakhtijiidid  ld baqtijiidid.
bakhtijiidis  ld baqtijiidid.
bakhtiquf1  ld baqtiquf¹.
page : 21 of 108
<< < 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 > >>