Ereyga Maanta: gurguurto
irmaan3  Wax caano leh noqosho. irmaanaan  eeg irmaan³. ld irmaa-naansho.
irmaanaansho  ld irmaanaan.
irmaanayn  eeg irmaanee. ld irmanin.
irmaanee  Wax irmaan ka dhigid. ld irmaani.
irmaani  1. ld irmaanee. 2. Neef irmaan cid siin.
irmaanin  ld irmaanayn.
irmaansad  ld irmaansasho.
irmaansasho  eeg irmaanso. ld irmaansad, irmaansi.
irmaansi  ld irmaansasho.
irmaanso  Neef irman cid ka ammaaneysasho.
irrid  Meel furan oo laga soo galo (deyr, guri qol iwm).
irsaaq1  Wax la cuno oo lagu noolaado. ld arsaaq, arsaaqad, irsaaqad, irsiq. irsaaq2  Wax la cuno oo lagu noolaado cid siin. irsaaqad  ld arsaaqad, irsaaq¹.
irsaaqid  eeg irsaaq².
irsiq  ld irsaaq¹.
irtid  I. ah: geesi aan gabban.
irtidnimo  Irtid ahaansho.
is1  I.kayga, i.kaaga iwm: qof laftiisa, nafta tiisi ah iwm. is2  1. magacuyaal layeele oo falka ku celiya falsameeyaha, taasoo macneheedu yahay in yeelaha iyo layeeluhu isla mid yihiin. Tus. “Cali ayaa is faanshay”. 2. magacuyaal layeele oo dhacdada falka wadaajiya dhowr ruux ama waxyaalo kale. Tus. “Labadoodu waa is waayeen”. is3  Erey xoolaha lagu yiraahdo kolka la doonayo inay dib u noqdaan ama leexdaan. is-afdhaaf1  Hadal dagaal ku jiro oo laba qof ama ka badan dhexmara. is-afdhaaf2  Hadal dagaal ku jiro laba qof ama ka badan dhex marid. is-afdhaafid  eeg is-afdhaaf².
is-afgaranwaa1  Is fahmid la'aan. is-afgaranwaa2  Laba qof ama ka badan is famhi waayid. is-afgaranwaayid  eeg is-afgaranwaa².
is-arag  1. Kulan laba qof ama ka badan dhex mara. 2. Tartan dhex mara laba kooxood.
is-dhimid  eeg isdhin².
page : 27 of 43
<< < 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 > >>