Ereyga Maanta: gembin
xisaabid  eeg xisaab². ld xisaabin.
xisaabin  ld xisaabid.
xisaabiye  Qof maamula lacag hay'ad dawladeed, shirkadeed, wakaaladeed ama mashruuc.
xisaabnaan  eeg xisaaban. ld xisaab-naansho, xisaabsanaan, xisaabsanaansho.
xisaabnaansho  ld xisaabnaan.
xisaabo  Wax tirsasho. ld xisaabso.
xisaabsan  ld xisaaban.
xisaabsanaan  ld xisaabnaan.
xisaabsanaansho  ld xisaabnaan.
xisaabsasho  ld xisaabasho.
xisaabso  ld xisaabo.
xisaabtamid  eeg xisaabtan². ld xisaab-tan¹.
xisaabtan1  ld xisaabtamid. xisaabtan2  Laba dhan xisaab meel isla dhigid. xisad  Waqti loo qayday cashar-bixin.
xisbi  1. (axsaab, m.dh) Urur siyaasi ah oo loo sameeyey in ay maamul dawladeed ka qaybgalaan. 2. Quraanka oo lixdan meelood loo qaybiyey meel ahaan.
xisbiyiin  Xubno xisbi ka tirsan.
xisdi  ld xasad¹.
xishmo  ld xushmo.
xishoo  Dhaqan iyo asluub wanaagsan ku dhaqmid.
xishood  eeg xishoo.
xishoodsii  Ka x.: cid xishood gelin.
xishoodsiin  eeg xishoodsii.
xiskiisan  ld xigsiisan.
xiskimi  Neef geel ah oo irmaan xiskin gaarsiin. ld xigsimi.
xiskimid  eeg xiskin². ld xigsimid.
xiskimin  eeg xiskimi. ld xigsimin.
xiskin1  1. Subaxnimada qaybyteeda hore; barqo. 2. (-imo, m.l) Neef geel ah oo la maalay inta candhadiisa caano uga soo dha-cayaan. ld xigsin¹. xiskin2  Hal irmaan oo la maalay waqtigii ay mar kale godlan kari lahayd gaarid. ld xigsin². xisti  Sharci bulsho meel ku wada nool u degsan oo aan qornayn. ld xisdi.
page : 46 of 60
<< < 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 > >>