wedder2 ld waddar². wedderid ld waddarid.
wedid eeg wed².
wedki-arag ld wadki-arag.
weecad ld weecasho.
weecasho eeg weeco. ld weecad.
weeci Wax leexin.
weecin eeg weeci.
weeco Wax leexasho.
weecsan Wax weecday ahaansho.
weecsanaan eeg weecsan. ld weecsa-naansho.
weecsanaansho ld weecsanaan.
weecsasho eeg weecso.
weecso Wax leexsasho.
weedaar Waddo dheer oo isku xirta laba beelood ama laba ceel.
weegaar1 ld maageer¹. weegaar2 ld maageer². weegaaran ld maageeran.
weegaarasho ld maageerasho.
weegaarid ld maageerid.
weegaarnaan ld maageernaan.
weegaarnaansho ld maageernaan.
weegaaro ld maageero.
weegaarsan ld maageeran.
weegaarsanaan ld maageernaan.
weegaarsanaansho ld maageernaan.
weel Wax kasta oo gudo leh oo wax lagu shubto ama lagu rido ama lagu karsado.
weelduw1 ld weelduwid. weelduw2 U w.: dad cudurrada xunxun oo lays qaadsiyo qaba, sida qaaxada iwm, weel gaar ah u yeelid, wax ku siin; faquuqid. weelduwan Wax la takooray ahaansho.
page : 30 of 40
<< < 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 > >>