falxumaan ld falfalxumaan.
falxumaansho ld falfalxumaan.
falxumi ld falfalxumaan.
falxumo ld falfalxumaan.
falxun ld falfalxun.
fan ld fan (2).
fan1 1. Xirfad bani-aadamku ku soo bandhigo ama ku matalo dareenka uu ka qabo dabeecadda ama dhacdooyinka nolosha. 2. ld fan. Dusha gaadiidka, qaybta hore ama dambe ee alaabta yaryar la saaro. fanaajiin eeg fujaan. ld faraajiin.
fanadheer Koor aan afrog ahayn.
fanasho eeg fano.
fanax1 Meesha laba farood oo kasta iska galaan. fanax2 Laba fool oo kala durugsan inta u dhexeysa (ilkaha dadka). fanayn eeg fanee. ld fanaysi, fangelin, fangelis.
fanaysasho eeg fanayso.
fanaysi ld fanayn.
fanayso Faras la fuushanyahay gadaal ka fuulid.
fandambeed Dusha xoolaha la rarto dhankeeda dambe.
fandhaal Qaaddo qori ka samaysan.
fandhaallaysan Wax fandhaal la socdaan ahaansho (xeero).
fandhaallaysnaan eeg fandhaallaysan. ld fandhaallaysnaansho.
fandhaallaysnaansho ld fandhaallaysnaan.
fandhar Meel malax ama qodaxi ku jirto aayar furid. ld findhir, findhiri.
fandharid eeg fandhar. ld findhirid, findhirin, findhiris.
fanee Faras la saaranyahay cid kale fan ka saarid. ld fangeli.
fangal1 Faras la fuushanyahay oo fankiisa qof kale la fariisiyo. ld fangelid. fangal2 Faras la fuushanyahay gadaal ka fuulid. ld fansaar³. fangar1 Meel wax ka go'ay daloolka ay yeelato. ld fongor¹ (3). fangar2 Wax dalool u yeelid. fangaran Wax fangar leh ahaansho. ld fongoran (2).
fangarid eeg fangar².
page : 19 of 73
<< < 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 > >>