Ereyga Maanta: hirqad
dulun2  ld dulmi². dulundulcee  Biyo, mas iwm si dulundulco ah u socosho.
dulundulceyn  eeg dulundulcee. ld dulundulceys.
dulundulceys  ld dulundulceyn.
dulundulceysii  Si dulundulco ah u wadid.
dulundulceysiin  eeg dulundulceysii.
dulundulco  Socod si talantaalli ah dhinac loogu leexdo oo maska, mulaca, abeesada iwm leeyihiin.
dulxawaaree  Wax dulmarid; wax korduulid.
dulxawaareyn  eeg dulxawaaree.
dulxumo  eeg dulxun.
dulxun  Wax aan sabir lahayn ahaansho.
dulyar  Wax aan dulqaad lahayn ahaansho.
dulyaraan  eeg dulyar. ld dulyari, dulyaraansho, dulyaro.
dulyaraansho  ld dulyaraan.
dulyari  ld dulyaraan.
dulyaro  ld dulyaraan.
dulyeelad  ld dulyeelasho.
dulyeelasho  eeg dulyeelo. ld dulyeelad.
dulyeelo  Sabir iyo dulqaad ku sifoobid (qof).
dumaa  Caws gaboobay.
dumaal1  1. Naag laga dhintay oo nin qaraabo la ahaa ninkeedi hore guursado. 2. Roob yar; shuux. dumaal2  Naag nin qaraabo ahi ka dhintay guursasho. dumaalid  eeg dumaal². ld dumaalis.
dumaalis  ld dumaalid.
dumaashi1  Nin naagta uu qabo walaasheed wax uu u yahay. dumaashi2  Qof dumar ah, waxa ay u tahay ninka walaasheed qaba. duman1  Isu d.: wax isu ururay noqosho (dad ama xoolo). duman2  Wax la isu ururiyay ahaansho (dad ama xoolo). dumar  Dadka intiisa dheddig.
dumarnimo  Dumar ahaansho.
page : 206 of 218
<< < 201 202 203 204 205 206 207 208 209 210 211 > >>