Ereyga Maanta: Diilalyo
dacayeysasho  ld dacayasho.
dacayeysnaan  ld dacaynaan.
dacayeysnaansho  ld dacaynaan.
dacayeyso  ld dacayo.
dacayid  eeg dacay³. ld dacayayn.
dacayn  eeg dacee.
dacaynaan  eeg dacayan. ld dacayeysnaan, dacayeysnaansho, dacaynaansho.
dacaynaansho  ld dacaynaan.
dacayo  Neef, dacay ku xirasho (qof). ld dacayeyso.
dacdarrayn  eeg dacdarree.
dacdarraysan  Wax dacdarro hayso ahaansho.
dacdarraysnaan  eeg dacdarraysan. ld dacdarraysnaansho.
dacdarraysnaansho  ld dacdarraysnaan.
dacdarree  Wax dacdarro badid.
dacdarro  Dhibaato badan oo ay nafley nolosha kala kulanto.
dacdarroobid  eeg dacdarrow.
dacdarrow  Wax dacdarro la kulmay noqosho.
dacee  Wax dac ku wasakheyn.
dacgab1  Waayidda tabar loo waayo wax la qaban lahaa. ld dacgabid. dacgab2  Wax la qaban lahaa tabar u waayid. dacgabid  eeg dacgab². ld dacgab¹.
daciif1  ld laciif¹. daciif2  ld laciif². daciifad  ld laciifad.
daciifi  ld laciifi.
daciifid  ld laciifid.
daciifin  ld laciifin.
daciifis  ld laciifin.
daciifsan  ld laciifsan.
daciifsanaan  ld laciifsanaan.
page : 25 of 218
<< < 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 > >>