Ereyga Maanta: gurguurto
indhacasaysad  ld indhagaduudsasho.
indhacasaysasho  ld indhagaduud-sasho.
indhacasaysi  ld indhagaduudsasho.
indhacasayso  ld indhagaduudso.
indhacaseeye  (daaw.) Cudur dadka ku dhaca oo casaan ka dhiga midabka indhaha.
indhacurdoon  Wax si fican wax u arka ahaansho.
indhacurdoonaan  eeg indhacurdoon. ld indhacurdoonaansho.
indhacurdoonaansho  ld indhacur-doonaan.
indhadaraandar1  1. Wareeridda lagu wareero wax si aad u qurxoon. 2. Wax arki waayidda, iftiin xoog badan oo indhaha ku dhaca dartii wax lala arki waayo. ld indhadaraandarid. indhadaraandar2  1. Wax aad u qurxoon ku wareerid. 2. Iftiin xoog badan oo indhaha ku dhacay awgii wax la arki waayid. indhadaraandarid  eeg indhadaraan-dar². ld indhadaraandar¹.
indhaddaalis  1. Marriin qurxoon oo lagu sameeyo rarada iwm. 2. Ujuuro la siiyo cid wax qortay ama wax akhriday.
indhadduub1  Maro iwm oo indhaha lagu duubo si aan wax loo arag. indhadduub2  Cid si ayan wax u arkin indhaha wax uga duubid. indhadduuban  Wax indhaha loo duubay ahaansho.
indhadduubid  eeg indhadduub².
indhadduubnaan  eeg indhadduuban. ld indhadduubnaansho.
indhadduubnaansho  ld indhad-duubnaan.
indhadhaabo  Dhibco yaryar oo dufan ah oo dul sabeeya fuudka, caanaha, iwm.
indhadheer  Wax meel fog wax ka arka ahaansho.
indhadheeraan  eeg indhadheer. ld indhadheeraansho, indhadeeri.
indhadheeraansho  ld indhadhee-raan.
indhadheeri  Arkidda meel fog wax laga arko. ld indhadeeraan.
indhadillaacsad  ld indhadillaacsasho.
indhadillaacsasho  eeg indhadillaacso. ld indhadillaacsad.
indhadillaacso  1. Mukalaal iwm oo dhashay indhafurasho. 2. Ilbixid.
indhafiiqan  Wax meel dheer wax ka arka ahaansho.
indhafiiqid  Qalidda indha lagu sameeyo si araggooda loo soo cesho.
indhafiiqnaan  eeg indhafiiqan. ld indhafiiqnaansho.
indhafiiqnaansho  ld indhafiiqnaan.
page : 20 of 43
<< < 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 > >>