Ereyga Maanta: gurguurto
jilladan2  ld jalladan². jilladasho  ld jalladasho.
jilladid  ld jelledid.
jilladmid  ld jalladmid.
jilladnaan  ld jalladnaan.
jilladnaansho  ld jalladnaan.
jillado  ld jallado.
jillaw  Mayraxda adag ee u dhexeysa qolofta iyo mullaaxda geedka.
jilleey  Dad, lo'aan reerkeedii la joogin haya; bulsho.
jilliin-sagaaro  Ilmaha sagaarada (lab dheddigba); jiis.
jilnaan  eeg jilan. ld jilnaansho.
jilnaansho  ld jilnaan.
jilqab  Dhul dihin oo aan dhirtiisa weli la jarin.
jimaad  Da'; eyni.
jimayn  eeg jimee.
jimbac1  1. (bot.) Nooc geedgaabka ka mid ah oo laamo dhuudhuuban leh oo aan qodax lahayn oo caraf gaar ah leh. 2. ld jimbicid. jimbac2  Wax dhinac u leexin. jimbacad  ld jimbacasho.
jimbacan1  Wax la jimbacay noqosho. jimbacan2  Wax dhinac u leexsan ahaansho. jimbacmid  eeg jimbacan¹.
jimbacnaan  eeg jimbacan². ld jim-bacnaansho.
jimbaco  Wax dhinac u leexsasho.
jimbici  Wax dhinac u leexin.
jimbicid  eeg jimbac². ld jimbac¹ (2).
jimbicin  eeg jimbici.
jimcabarqadle  ld jimcobarqadle.
jimce  ld jamce.
jimci  1. Si naxariis iyo turaal leh qof jirka ugu duugduugid. 2. Harag jilcin.
jimcin  eeg jimci.
page : 39 of 53
<< < 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 > >>