Ereyga Maanta: Diilalyo
qallalnaansho  ld qallalnaan.
qallax1  ld qaldhac¹. qallax2  ld qaldhac². qallaxan  ld qallacan.
qallaxnaan  ld qallacnaan.
qallaxnaansho  ld qallalnaan.
qallayl  1. Qoyaan iyo jileec la'aan. 2. ld qallalnaan.
qallayn  eeg qallee.
qalle  Waajib waqtigii la samayn lahaa la soo dhaafay oo waa dambe la guto, siiba salaadda iyo soonka.
qallee  Qalle gudasho.
qalleyf  Aan jilicsanayn; adayg.
qallib1  ld qallibid. qallib2  (bay, -btay) Wax afgembiyid. qallibaad  Rogidda wax siday ahaayeen ma ahee si kale loo rogo ama loo dhaho.
qalliban1  Wax la afgembiyay noqosho. qalliban2  Wax la afgembiyey ahaansho. qallibid  eeg qallib². ld qallib¹.
qallibmid  eeg qalliban¹.
qallibnaan  eeg qalliban². ld qallibnaansho.
qallibnaansho  ld qallibnaan.
qallicid  eeg qallac².
qalliin1  Wax qalid. qalliin2  (daaw.) Qayb ka mid ah cilmiga daawada oo ku saabsan xirfadda qalliinka dhaawaca, qaabdarrada xubnaha iyo cudurro kale. qallixid  ld qaldhicid, qaldhocod.
qallooc1  1. Qaab dhan u janjeera oo aan toosnayn. 2. Q.ah: hadal aan munaasab ahayn. qallooc2  (juqr.) Golxo laga helo haloodka webiga, oo si isdabjoog ah ugu leex leexanaysa dhinac ilaa dhinac, iyada oo samaynaysa laabyo waaweyn markuu webigu ku socdo oo uu qoynayo dhul siman. qallooc3  Wax qaabkiisa dhan u janjeerin. qalloocan  1. Wax qaab toosnayn oo dhan u janjeera leh ahaansho. 2. Hadal wax aan munaasab ahayn ahaansho. 3. Qof aan dabeecad wanaagsan lahayn ahaansho. ld qalloocsan.
qalloocasho  eeg qallooco. ld qalloocid.
qallooci  Wax qaabkiisa dhan u janjeerin.
page : 23 of 86
<< < 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 > >>