Ereyga Maanta: Diilalyo
qallaal1  1. Balli yar oo ay biyo ku hareen. 2. Duleelka sanka iyo afku ay isaga furanyihiin. qallaal2  Waddo aan toobiye ahayn. qallac1  1. ld qallaco. Laba qalbac ee qori la kala jeexay oo geela wax diida faruuryaha inta xarig lagula qabto looga xiro, si marka uu xanuunsado uu u oggolaado dhashiisa ama mid kale ama uu u oggolaado. 2. Shiraac doon oo dhuuban oo daqalka korkiisa lagu xiro. qallac2  1. Hal ilmo diidday qallac ku samayn. 2. Shiraaca doonta daqal ku xirid. qallacan  Qof oo geel qallacay si kadis ah ahaansho.
qallacid  eeg qallac².
qallacnaan  eeg qallacan. ld qallacnaansho.
qallacnaansho  ld qallacnaan.
qallaco  ld qallac¹ (1).
qallad1  Raacidda la raaco madhab in muddo ah. qallad2  Masiibo; belo. qalladasho  eeg qallado.
qallado  Madhab raacid in muddo ah.
qallaf1  Q. ah: wax adag oo aan jilicsaneyn. qallaf2  Wax adag oo aan jilicsaneyn noqosho. qallafi  Wax, wax adag oo aan jilicsaneyn ka dhigid.
qallafid  eeg qallaf².
qallafin  eeg qallafi.
qallafsan  1. Wax aan jilicsaneyn ahaansho. 2. Wax aan sulub ahayn ahaansho. 3. Wax aan sahlanayn ahaansho. 4. Qof dabeecad adag oo aan soo loodsamin ahaansho.
qallafsanaan  eeg qallafsan. ld qallafsanaansho.
qallafsanaansho  ld qallafsanaan.
qallaji  Wax qoyan engejin.
qallajin  eeg qallaji. ld qallajis¹.
qallajis1  ld qallajin. qallajis2  (c.nafl.) Xamaarato yar oo jaadad badan ah oo leh dhex dhuuban, dabo dhuuban iyo afar addin oo sida badan ku nool dhulka kuleylaha ah. qallal1  1. Cudur maskaxeed nafleyda ku dhaca oo suuxdin iyo gariir keena. 2. Cudur nafleyda dhinac naafeeya; dabeyl. 3. ld qallalid. qallal2  1. Wax qoyanaa engegid. 2. Qof sarco qaba suuxid. 3. Xubin jirka nafleyda ka mid ah hawl gabid. qallalan  1. Wax qoyanaa wax engegay ahaansho. 2. Xubin jirka nafleyda ka mid ah wax hawsheedii gabtay ahaansho.
qallalid  eeg qallal². ld qallal¹ (3).
qallalnaan  eeg qallalan. ld qallalnaansho, qallayl.
page : 22 of 86
<< < 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 > >>