dabaaljooglee Dabaaljoogle samayn. ld dabaaljoogtee, dabbaaljooglee, dabbaaljoogtee.
dabaaljoogleyn eeg dabaaljooglee. ld dabaajoogteyn, dabbaaljoogleyn, dabbaaljoogteyn.
dabaaljoogtee ld dabaaljooglee.
dabaaljoogteyn ld dabaaljoogleyn.
dabaaljoogto ld dabaaljoog.
dabaalo Dabaal samayn. ld dabbaalo.
dabaalsii ld dabaali.
dabaalsiin ld dabaalin.
dabaan ld damaan.
dabaaq (1) ld dabaakh¹.
dabaaq (2) ld dabaakh².
dabaaqad ld dabaakhad.
dabaaqid ld dabaakhid.
dabaax (1) ld daabax¹.
dabaax (2) ld daabax².
dabaaxid ld daabaxid.
dabaaxsii Dabaaxid samayn.
dabaaxsiin eeg dabaaxsii.
dababbax (1) Shuban badan, jilicsan, oo caloosha dadka iyo xoolaha ka yimaada.
dababbax (2) Caloosha dadka iyo xoolaha hayn (shuban).
dababbixid eeg dababbax².
dabac (1) ld debcid.
dabac (2) ld debec².
dabacadde 1. ld dabcaddeeye. Bahal yar, xoorta le'eg, leh daba dheer oo foodda ka cad oo digaagga laaya. 2. Bahal safanta badda la jaad ah, kase weyn; ganacsi buu galaa oo waa la dhoofiyaa.
dabacaddeeye ld dabacadde (1).
dabacase Geed nagaar khudaarta la cuno ka mid ah, oo caleen ballaaran iyo buruq dhuuban oo dhulka ku xabaalan leh; karooto.
dabacla'aan ld debecla'aan.
dabacsamid ld debecsamid.
dabacsan (1) ld debecsan¹.
dabacsan (2) ld debecsan².
<< < 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 > >>