Ereyga Maanta: makeekee
qaddacnaansho ld qaddacnaan.
qaddar (1) 1. Karti; awood. 2. Sharaf. 3. Q. ah: xoogaa; kis. 4. Q. ah: qiyaas (waqti). 5. ld qaddar².
qaddar (2) (dii.) Awood Rabbaani ah, oo aan aadamiga ku lahayn wax hawl ah. ld qaddar¹ (5).
qaddar (3) Wax ahaysiin (Ilaah).
qaddaran Wax Eebbe qaddarey ahaansho.
qaddari Qiimeyn; sharaf; tixgelin.
qaddarid eeg qaddar³.
qaddarin eeg qaddari. ld qaddaris.
qaddaris ld qaddarin.
qaddarjab (1) ld maskarjab¹.
qaddarjab (2) ld maskarjab².
qaddarjaban ld maskarjaban.
qaddarjabi ld maskarjebi.
qaddarjabid ld maskarjabid.
qaddarjabin ld maskarjabin.
qaddarjabnaan ld maskarjabnaan.
qaddarjabnaansho ld maskarjabnaan.
qaddarjabsan ld maskarjabsan.
qaddarjabsanaan ld maskarjabsanaan.
qaddarjabsanaansho ld maskarjabsanaan.
qaddarjebi Cid sharafta ka qaadid.
qaddarjebid ld maskarjabid.
qaddarjebin eeg qaddarjebi.
qaddarnaan eeg qaddaran. ld qaddarnaansho.
qaddarnaansho ld qaddarnaan.
qaddicid eeg qaddac. ld qaddac¹ (3).
qaddiifad ld kadiifad.
qaddiman Hanti, wax la qaddimay ahaansho.
qaddimid eeg qaddin.
qaddimnaan eeg qaddiman. ld qaddimnaansho.
<< < 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 > >>