Ereyga Maanta: dhaawanaan
foojigaan  ld feeyigaan.
foojigaansho  ld feeyigaan.
foojigan   ld feeyig.
foojignaan  ld feeyigaan.
foojignaansho  ld feeyigaan.
fookh  ld fooq.
fookhad  Ur udgoon oo ka soo baxa cunto geedeysan oo bisil ama la bisleynayo.
fookhadayn  eeg fookhadee.
fookhadee   Cunto fookhad u yeelid.
fool1   1. Weji. 2. Afarta ilig ee dhoollaha u dhexeeya midkood. 3. Jiko. 4. Toos; horay. fool2  Dareen xanuun leh oo dheddigga qabta marka ay umulayaan. fool3  (daaw.) Qabashooyin isku xig xiga oo dhallaan iyo mandheer uga soo baxaan ilma-sidaha naag xaamilad ah. fool4   1. Ka f.: dhibaato iwm ka gudbid. 2. Ka f.: karti dheeraad ah cid kaga rayn. foolad  ld foolasho.
foolasho  eeg foolo. ld foolad.
foolaxgooddi1  ld falaxgooddiyid. foolaxgooddi2   ld falaxgooddi². foolaxgooddin  ld falaxgooddiyid.
foolaxgooddis  ld falaxgooddiyid.
foolaxgooddiyid  ld falaxgooddiyid.
foolaxgootayn  eeg foolaxgootee.
foolaxgootee   U f: cid u faanid.
foolbaxo   Fooltagid.
foolbaxsad  ld foolbaxsasho.
foolbaxsasho  eeg foolbaxso. ld foolbaxsad, foolbaxsi.
foolbaxsi  ld foolbaxsasho.
foolbaxso   1. Bun marsasho. 2. Foolcararid.
foolbeenaad  ld fooldiin.
foolcarar1  Naasley foolanaysa oo xanuun la luntay. ld foolcararid. foolcarar2   Naasley xanuun la cararid.
page : 61 of 73
<< < 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 > >>