Ereyga Maanta: gadaalabbar
fahleyn  eeg fahlee. ld fahleys.
fahleys  ld fahleyn.
fahmad  ld fahmo.
fahmaddaran  Wax xanuun aan weynayn hayo ahaansho.
fahmaddarnaan  eeg fahmaddaran. ld fahmaddarnaansho.
fahmaddarnaansho  ld fahmaddar- naan.
fahmaddarro  Xanuun aan weynayn.
fahmajab1  Dareenka ku dhaca qof wax weyn filanaayey oo waayey; niyadjab, qalbijab. fahmajab2  Qof wax uu u hanweynaa waayey raallinnimodarro dareemid. fahmajebi  Cid fahmajab ku ridid.
fahmajebid  eeg fahmajab².
fahmajebin  eeg fahmajebi.
fahmaysad  ld fahmaysasho.
fahmaysan  Wax farxad, fudayd iyo firfircooni dareensan ahaansho.
fahmaysasho  eeg fahmayso. ld fahmaysad, fahmaysi.
fahmaysi  ld fahmaysasho.
fahmaysnaan  eeg fahmaysan. ld fahmaysnaansho.
fahmaysnaansho  ld fahmaysnaan.
fahmayso  Qof wax farxad iyo firfircooni geliya samayn.
fahmid  eeg fahan.
fahmo  1. Garashada si sahlan wax loo garto. 2. Farxad iyo firfircooni. ld fahmad.
fahrasad  ld fahraso.
fahraso  Kitaabka, meesha lagu qoro fasallada iyo kiiba bogga laga helo; tusmo.
fajaas1  1. F. ah: nabar weyn oo samaysma marka qof xoog loogu dhufto yaambo, faas iwm. 2. ld fajaasid. ld fujaas¹. fajaas2  Qalab bir ah oo af leh wax ku faasid. ld fujaas². fajaasid  eeg fajaas². ld fajaas¹ (2), fujaas¹, fujaasid.
fajac1  Amankaag; ashqaraar; yaab. fajac2  Si aad ah wax ula yaabid. fajacsan  Wax fajac hayo ahaansho.
fajacsanaan  eeg fajacsan. ld fajac- sanaansho.
page : 12 of 73
<< < 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 > >>