Ereyga Maanta: hiilley
gadangatee  Aayar u socosho.
gadangateyn  eeg gadangatee.
gadangato  Socod aayar loo soconayo ayadoo hadba cabbaar loo nasanayo socodka.
gadasho  eeg gado.
gadawaar1  Cirku marka uu qaawan yahay oo uusan daruur lahayn. gadawaar2  Daruur beelid (cir). gadawaarid  eeg gadawaar².
gaddi  ld geddi².
gaddiifad  ld kaddiifad.
gaddin  ld geddiyid.
gaddis  ld geddis.
gaddisad  ld geddisad.
gaddisan  ld geddisan.
gaddisasho  ld geddisasho.
gaddisley  ld geddisley.
gaddisnaan  ld geddisnaan.
gaddisnaansho  ld geddisnaan.
gaddiso  ld geddiso.
gaddiyid  ld geddiyid.
gaddoomid  ld geddoomid.
gaddoon1  ld geddoomid. gaddoon2  ld geddoon². gadfan  1. Wax, wax ku gadaaman ahaansho. 2. Wax, wax kale dahaar looga dhigay ahaansho. ld gedfan.
gadfanaan  eeg gadfan. ld gadfanaansho, gedfanaan, gedfa- naansho.
gadfanaansho  ld gadfanaan.
gadfid  eeg gadaf². ld gedfid.
gadgaddi  ld gedgeddi.
gadgaddin  ld gedgeddiyid.
gadgaddis  ld gedgeddiyid.
gadgaddiyid  ld gedgeddiyid.
page : 19 of 102
<< < 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 > >>