Ereyga Maanta: khawaafad
jaqal  Daanka dadka xaggiisa hoose. ld jiqil.
jaqaqari  (bot.) Dhir roob iyo xareed badan heshay oo laamo curdun ah iyo caleen hamash ah leh.
jaqi  Ilmo yar caano ka jalin. Tus. “Canuggii bay jaqisey.”
jaqid  eeg jaq².
jaqin  eeg jaqi. ld jaqis.
jaqis  ld jaqin.
jaqle  Cudur maqasha laaya.
jaqsii  Wax nuujin.
jaqsiin  eeg jaqsii.
jar1  1. Ariga intiisa cayillan ee laga ganacsado. 2. Roobka j. ah: roobka ugu horreeya guga. 3. (-rar, m.l) Qarka gawgiisa. jar2  Ciyaar fadhiga lagu dheelo sida shaxda iwm. ld jare (3). jar3  1. Wax goyn. 2. Ciyaar turub haad la degey midkii lagu booleeyey ku qabasho. jar-iskatuur  ld jar-iskaxoor.
jar-iskatuurnimo  ld jar-iskaxoor-nimo.
jar-iskaxoor  J. ah: qof khatar isku dhextuura, oo aan ka fekerin cawaaqibka dambe. ld jar-iskatuur.
jar-iskaxoornimo  Jar-iskaxoor ahaan-sho. ld jar-iskatuurnimo, qar-iskatuur-nimo, qar-iskaxoorni.
jaraa'id  eeg jariidad.
jarabbar1  Qaabka loo leyliyo fardo iwm. jarabbar2  Fardo iwm laylin. jarabbaran  Wax la layliyey ahaansho.
jarabbarid  eeg jarabbar².
jarabbarnaan  eeg jarabban. ld jarabbarnaansho.
jarabbarnaansho  ld jarabbarnaan.
jaraf  1. Gabar yar oo dhawaan la gudey timaha u soo baxa. 2. Haruubka, dhiisha iwm salkooda hoose.
jaran1  Wax la jaray noqosho. jaran2  Wax la jaray ahaansho. jaranjar  ld jaranjaro.
jaranjaro  1. Dhagxaan shamiintaysan, kala hooseeya oo aqallada lagu fuulo ama looga soo dego. 2. Laba tiir oo cagasaarro badani isu hayaan oo dhismayaasha lagu fuulo ama looga soo dego. ld jaranjar.
jaraqabad  J. ah: faras iwm oo fuulimaadka la baray.
jararaac1  ld halraac¹.
page : 17 of 53
<< < 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 > >>