Ereyga Maanta: hirqad
jarjarid  eeg jarjar². ld jarjaris.
jarjaris  ld jarjarid.
jarjarmid  eeg jarjaran¹.
jarjarnaan  eeg jarjaran². ld jarjar-naansho.
jarjarnaansho  ld jarjarnaan.
jarmaad  Aroor hore socosho. ld jermaad.
jarmaade  ld jarmaa-do.
jarmaadi  Wax aroor hore socodsiin; kallihin. ld jermaadi.
jarmaadid  eeg jarmaad. ld jarmaadis², jermaadid.
jarmaadin  eeg jarmaadi. ld jarmaa-dis¹, jermaadin.
jarmaadis1  ld jarmaadin. jarmaadis2  ld jarmaadid. jarmaado  Socodka aroorta hore la socdo. ld jarmaade, jermaado.
jarmaadsan  Wax arooryo hore soconaya ahaansho. ld jermaadsan.
jarmaadsanaan  eeg jarmaadsan. ld jarmaadsanaansho, jermaadsanaan, jer-maadsanaansho.
jarmaadsanaansho  ld jarmaadsa-naan.
jarmid  eeg jaran¹.
jarmo  Kayn aan la mari karin. ld jed.
jarnaan  eeg jaran². ld jarnaansho.
jarnaansho  ld jarnaan.
jaro  1. Wax qayb ka goosasho. 2. Timo si wanaagsan u goyn. 3. Haad booladu tahay haad kale ku qabsasho. 4. Shax xabbad qaadid.
jarrad  1. Doonta marka shiraaca kor loo saaro si ay socodka u badiso. 2. Safar u aqool. 3. Hab xisaabeed wax loo tiriyo (hal jarrad, laba jarrad iwm).
jarrayn  eeg jarree. ld jarraysimo.
jarraysad  ld jarraysasho.
jarraysasho  eeg jarrayso. ld jar-raysad, jarraysi.
jarraysi  ld jarraysasho.
jarraysimo  ld jarrayn.
jarraysin  Xilli subax ah oo iftiin wacani jiro laakiin qorraxdu aanay soo bixin.
jarrayso  Qof jarraysimo raadsasho.
jarree  2 (-reeyay, -raysay) 1. (f.g) Goor subax ah qof cunto doonaya reer ku waaberiisasho. 2. (f.g) Goor subax ah marti cunto siin. 3. (f.mg) Cid wax ka rajayn.
page : 19 of 53
<< < 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 > >>