jalbeebin eeg jalbeebi.
jalbeebo Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn cid u jeedin. ld jalbeebso.
jalbeebsad ld jalbeebasho.
jalbeebsasho ld jalbeebasho.
jalbeebsi ld jalbeebasho.
jalbeebso ld jal-beebo.
jalbeebtamid eeg jalbeebtan². ld jalbeebtan¹(2).
jalbeebtan1 1. Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn oo laba qof iyo ka badan isdhaafsato. 2. ld jalbeebtamid. jalbeebtan2 Dad kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn isdhaafsasho. jalbo ld jidbo.
jalboo ld jidboo.
jalbood ld jidbood.
jaldhaf Sanqadha ka yeerta kabaha lagu soconayo.
jaldi1 ld jildi¹. jaldi2 ld jildi². jaldisasho ld jildisasho.
jaldiso ld jildiso.
jaldiyasho ld jildiyasho.
jaldiyid ld jildiyid.
jaldiyo ld jildiso.
jalee ld jalasii.
jaleefan (bot.) Geed qodxeed cadaadda la bah ah, quulle iyo xabagcad oo la cuno leh.
jaleelo (bot.) Geedgaab aan qodax lahayn oo caleentiisa daawo ahaan loo isticmaalo.
jalfi 1. Wax socda lugaha isugu marid. 2. Balfi; dalfi.
jalfin eeg jalfi. ld jalfis.
jalfis ld jalfin.
jali Ilmo caano u diidid.
jalid eeg jal².
jaliilad Nooc ka mid ah bumbooyinka waaweyn ee diyaaraduhu tuuraan.
jalin eeg jali. ld jalis.
page : 12 of 53
<< < 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 > >>