Ereyga Maanta: hirqad
jalis  ld jalin.
jallaad1  1. Kutub Quraanka oo dhami ku qoranyahay. 2. (-dyo, m.dh) Toddobada subac ee quraanku ka koobanyahay midkood. 3. (-dyo, m.dh) Jildi korka kaga dahaaran kutub. ld jillaad¹. jallaad2  Kitaab jildi ku dahaarid. ld jillaad². jallaadan1  Kutub wax jildi la geliyey noqosho. ld jillaadan¹. jallaadan2  Kutub wax jildi la geliyey ahaansho. ld jillaadan². jallaadasho  eeg jallaado. ld jillaadad, jillaadasho.
jallaaddee  Kitaab quraan jalaadyo u qaybin.
jallaaddeyn  eeg jallaadee.
jallaadeysan  Wax jallaadyo loo qeybshey ahaansho.
jallaadeysnaan  eeg jallaadeysan. ld jallaadeysnaansho.
jallaadeysnaansho  ld jallaadeysnaan.
jallaadid  eeg jallaad². ld jillaadid.
jallaadmid  eeg jallaadan¹. ld jillaadmid.
jallaadnaan  eeg jallaadan². ld jallaadnaansho, jillaadnaan, jillaad-naansho.
jallaadnaansho  ld jallaadnaan.
jallaado  Kitaab iwm jallaad u samaysasho ld jillaado.
jallaaf  Cid socota si ay u kufto lug u dhigid. ld jallaafee, jillaaf, jillaafee.
jallaafee  ld jallaaf.
jallaafeyn  ld jallaafid.
jallaafid  eeg jallaaf. ld jallaafayn, jillaafayn, jillaafid.
jallaafo  Wax loo dhigo qof socda si uu u dhaco. ld jillaafo.
jalladad  ld jalladasho.
jalladan1  Wax la jilladay noqosho (maqaar iwm). ld jalledan¹, jelledan¹, jilladan¹. jalladan2  Wax la jilladay ahaansho (maqaar iwm). ld jalledan¹, jelledan², jilladan². jalladasho  eeg jallado. ld jalladad, jelledasho, jilladad, jilladasho.
jalladmid  eeg jalladan¹. ld jelledmid, jilladmid.
jalladnaan  eeg jalladan². ld jalladnaansho, jellednaan, jelled-naansho.
jalladnaansho  ld jalladnaan.
jallado  Indho xirribtooda kor u laabid. ld jelledo, jillado.
jalledan1  ld jalladan¹.
page : 13 of 53
<< < 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 > >>