Ereyga Maanta: jaabajaabeysad
lingaxan   ld ningaxan.
lingaxasho  ld ningaxasho.
lingaxnaan  ld ningaxnaan.
lingaxnaansho  ld ningaxnaan.
lingaxo   ld ningaxo.
lingixid  ld ningixid.
linnaan  eeg liman. ld linnaansho.
linnaansho  ld linnaan.
liq   Cunto ama cabbitaan jadiinka marin. ld laq.
liqdaar1  Taagnaan aan dhaqdhaqaaq lahayn. liqdaar2   Si aan dhaqdhaqaaq lahayn u istaagid. ld isliqdaar. liqdaaran   Wax meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.
liqdaarid  eeg liqdaar².
liqdaarnaan  eeg liqdaaran. ld liqdaarnaansho.
liqdaarnaansho  ld liqdaarnaan.
liqdin  In cunno ama cabbid ah oo mar hunguriga la mariyo.
liqid  eeg liq. ld laqid.
liqmo   1. Wax hal mar la liqi karo. 2. Dheef aad u yar.
liqsan   1. Qof wax illowsan ahaansho. 2. Wax saqraansan ahaansho.
liqsanaan  eeg liqsan. ld laqsanaan, laqsanaansho, liqsanaansho.
liqsanaansho  ld liqsanaan.
liqsii   Cid in ay wax jadiinka mariso gayeysiin. ld laqsii.
liqsiin  eeg liqsii. ld laqsiin.
lis1  1. Caano markaas la lisay. 2. Wax kastoo caano ama dhacaan leh sida xabagta iyo cinjirka iyo dhiinka miraha, oo la soo tuujiyo. 3. ld lisid. lis2   1. Caano maalid. 2. Mindi af u yeelid. lisad  ld lisasho.
lisan1   1. Candho, wax caano ka yimaadeen noqosho. 2. Mindi wax af loo yeelay noqosho. lisan2   1. Xoolo irmaan wax la lisay ahaansho. 2. Mindi wax af loo yeelay ahaansho. lisasho  eeg liso. ld lisad.
lise   Dhagax mindiyaha iwm lagu afeeyo. ld lisin.
page : 35 of 46
<< < 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 > >>