Ereyga Maanta: kaahin
lacanad2  ld nacalad². lacanadayn  ld nacaladeyn.
lacanadee  ld nacaladee.
lacanadeyn  ld nacaladeyn.
lacanadeysan  ld nacaladeysan.
lacanadeysnaan  ld nacaladeysnaan.
lacanadeysnaansho  ld nacaladeysnaan.
lacanadid  ld nacaladid.
lacanadoobid  ld nacaladoobid.
lacanadow  ld nacaladow.
laciif1  l. ah: qof aad u tabar daran. ld daciif¹, liciif¹. laciif2  Nafley tabaryarayn. ld daciif², liciif². laciifad  Qof dumar ah oo aad u tabar yar. ld daciifad.
laciifi  Wax laciif ka dhigid (nafley, feynuus iwm). ld daciifi, liciifi.
laciifid  eeg laciif². ld daciifid, liciifid.
laciifin  eeg laciifi. ld daciifin, daciifis, laciifis, liciifin, liciifis.
laciifis  ld laciifin.
laciifsan  Wax tabar yar ahaansho. ld daciifsan.
laciifsanaan  ld daciifsanaan, daciifsanaansho, laciifsanaansho.
laciifsanaansho  ld laciifsanaan.
laciin  Qof dagaal, khayaano iyo diradiro badan.
laclac1  ld dakhaakhul¹. laclac2  ld dakhaakhul². laclacid  eeg laclac².
lacnad1  ld nacalad¹. lacnad2  ld nacalad². lacnadee  ld nacaladee.
lacnadeyn  ld nacaladeyn.
lacnadeysan  ld nacaladeysan.
lacnadeysnaan  ld nacaladeysnaan.
page : 15 of 46
<< < 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 > >>