Ereyga Maanta: maneysi
laballegdeyn  eeg laballegdee.
laballis1  1. ld laballisid. Lisidda neef irmaan laba qof mar wada lisaan. 2. L. ah: caano laba caanamaal oo laysku daray ah. laballis2  Laba qof si xoog iyo dhaqso leh neef irmaan u lisid. laballisid  eeg laballis². ld laballis¹ (1).
laballixaadsad  ld laballixaadsasho.
laballixaadsasho  eeg laballixaadso. ld laballixaadsad, laballixaadsi.
laballixaadsi  ld laballixaadsasho.
laballixaadso  Xoog u socosho.
laballugood  1. L. ah: qof socoto ah oo aan gaadiid fuushanayn ee lug ku socda xoolana wadan. 2. Xarig labadhudood isugu soohan.
labammidigle  Qof labada gacmood isku si wax ugu qabta.
laban1  Wax isku qasmay noqosho. laban2  Wax isku qasmay ahaansho. labanlaab1  ld laballaab¹. labanlaab2  ld laballaab². labanlaaban1  ld laballaaban¹. labanlaaban2  ld laballaaban². labanlaabid  ld laballaabid.
labanlaabmid  ld laballaabmid.
labanlaabnaan  ld laballaabnaan.
labanlaabnaansho  ld laballaabnaan.
labaqalbacle  (c.nafl.) Miro laba beer leh.
labaqayd  Maro laba qayd ka kooban.
labaraafle  Xoolaha intooda cagta ay dhulka dhigayaan ay tahay laba raaf sida biciidka, lo'da, ariga, deerada iwm.
labasaab  (fiis.) Nooc toobineed oo leh xoodbeeg ka weyn hal, ama waa xood furan oo leh laba laamood iyo laba dhibcood ee wanqareed. Habdhiska kullannada kaartis, isle'egla beegaalka ah ee labasaab waa: x2 - y2 = 1. ld labosaab.
labasho  eeg labo². ld labad.
labashub1  1. ld labashubid. Ka soo saaridda laba qof ay si darandoori ah ceel biyo uga soo saaraan. 2. L. ah: ceel biyo badan, gaaban oo laba qof ay shubi karaan. labashub2  Laba qof ceel biyo kaga soo saarid. labashubid  eeg labashub². ld labashub¹ (1).
labatarre  ld labafarrarle.
labaxiddigle  Sargaal ciidan oo darajadiisu tahay laba xiddig.
page : 12 of 46
<< < 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 > >>