Ereyga Maanta: maneysi
labakaclayn  eeg labakaclee. ld labakacle.
labakacle  1. Iyadoo la ordayo oo marba lug lagu boodo. 2. Orod, socod, hawl iwm oo dardar cusub lagu kordhiyo. ld labakaclayn.
labakaclee  Labakacle samayn.
labakelyood  L. ah: qof dhiiran.
labaleexad  ld laballeexad.
labalegdeyn  eeg laballegdee.
laballaab1  1. L. ah: tiro lagu daray tiro la eg. 2. Wax lagu xoojiyay wax la mid ah. ld laballaabid, labanlaab¹. laballaab2  1. Tiro, tiro la eg ku darid. 2. Wax, wax la mid ah ku xoojin. ld labanlaab². laballaaban1  Wax la labanlaabay noqosho. ld labanlaaban¹. laballaaban2  Wax la labanlaabay ahaansho. ld labanlaaban². laballaabayn  eeg laballaabee. ld laballaabays.
laballaabays  ld laballaabayn.
laballaabee  Laba arrimood oo wax laga qaban lahaa ku tallamid.
laballaabid  eeg laballaab². ld labalaab¹, labanlaabid.
laballaabmid  eeg laballaaban¹. ld labanlaabmid.
laballaabnaan  eeg laballaaban². ld laballaabnaansho, labanlaabnaan, labanlaabnaansho.
laballaabnaansho  ld laballaabnaan.
laballaaboobid  eeg laballaabow². ld laballaabow¹.
laballaabooti  1. Laballaabee. 2. Qof jirro, caro iwm la cagajiidid.
laballaabootin  eeg laballaabooti. ld laballaabootis.
laballaabootis  ld laballaabootin.
laballaabow1  Kala doorashawaayidda qof laba arrimood oo gudboon kala dooran waayo. ld laballaaboobid. laballaabow2  Qof laba arrimood oo gudboon kala dooran waayid. laballabee  Laba arrin oo gudboon kala dooran waayid.
laballabeyn  eeg laballabee.
laballabo1  1. Wax laballabo isugu lammaan. 2. Laba arrimood oo gudboon oo la kala dooran waayo. laballabo2  Tirooyin badan oo middiiba labo ka koobantahay. laballafood  L. ah: qof dheer oo laf weyn.
laballeexad  Socod dan la'aan ah oo uu qofku iska wareego. ld labaleexad.
laballegdee  Gogol korkeed ama meel kala isku rogrogid.
page : 11 of 46
<< < 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 > >>