Ereyga Maanta: firikhi
labayn  eeg labee. ld labays.
labays  ld labayn.
labaysad  ld labaysasho.
labaysasho  eeg labayso. ld labaysad, labaysi.
labaysi  ld labaysasho.
labayso  Wax la haystay, wax labaad ku darsasho.
labbalabbo  ld lallabo.
labbalabboo  ld lallabboo.
labbalabbood  ld lallabbood.
labballabbo  ld lallabo.
labbax  1. Dad badan ama waxyaalo badan, qof ama wax ka doorasho. 2. Qof la soo bixid. 3. Gabar guursasho.
labbis1  1. Dhar lagu xarragoodo. 2. Dhar gaar ah oo lagu yaqaano ciidamada, ardada iwm. ld lebbis¹. labbis2  Qof dhar xirasho. ld lebbis². labbisad  ld labbisasho.
labbisan  Qof dhar qurxoon xirtay ahaansho. ld lebbisan.
labbisasho  eeg labbiso. ld labbisad, lebbisad, lebbisasho.
labbisid  eeg labbis². ld lebbisid.
labbisnaan  eeg labbisan. ld labbisnaansho, lebbisnaan, lebbisnaansho.
labbisnaansho  ld labbisnaan.
labbiso  Labbis qaadasho.
labbixid  eeg labbax.
labee  Wax mid ahaa wax kale ku darid.
labeeb1  1. Nafley astaamihii dheddigga iyo labkaba leh. 2. Xayawaan ama geed ubaxley ah oo xubnaha taranka ee dheddigga iyo labkaba leh. ld labeebshe, labeebyo. labeeb2  Nafley labeeb ka yeelid. labeebnimo  Labeeb ahaansho.
labeebshe  1. ld labeeb¹. 2. (bot.) Geedgaab leh caleemo yaryar, qodxo yaryar oo toostoosan, laamo toostoosan oo cadcad iyo miro macaan oo la cuno; garoorshe.
labeebyo  ld labeeb¹.
labeen  Lakab xalleefsan oo dufan ah oo badanaa caanaha dhayda ah dusha ka fuula.
labeenaysad  ld labeenaysasho.
labeenaysasho  eeg labeenayso. ld labeenaysad, labeenaysi.
page : 13 of 46
<< < 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 > >>