nuujin eeg nuuji.
nuun 1. Summad ishkinka badanaa qoorta looga dhigo oo u eg nuunka xuruufta carabiga. 2. ld na'.
nuunaas1 1. Hadal hoos loo yiraahdo oo qof ku muujinayo in aanu wax raalli ka ahayn; gunuunuc. 2. ld nuunaasid. nuunaas2 Wax aanu raalli ka ahayn dartii hadal hoos ugu dhihid (qof). nuunaasid eeg nuunaas². ld nuunaas¹ (2).
nuuni Fikrad, cilmi, suugaan iwm curin.
nuunin eeg nuuni. ld nuunis.
nuunis ld nuunin.
nuur1 Kaaha ka baxa walax iftiimaysa. nuur2 Walax iftiinta kaah bixin. nuurad1 Maaddo midab cad leh oo laga helo dhagxaan si gaar ah loo gubay, dhismayaashana lagu dhisaa ama lagu caddeeyaa. ld nuuriyad, nuuriyo. nuurad2 (kiim.) Kaalsiyam. nuuradayn eeg nuuradee. ld nuuriyadayn.
nuuradaysan Guri iwm wax nuurad marsantahay ahaansho. ld nuuriyadaysan.
nuuradaysnaan eeg nuuradeysan. ld nuuradaysdnaansho, nuuriyadaysnaan, nuuriyadaysnaa.
nuuradaysnaansho ld nuuradaysnaan.
nuuradee Wax nuurad marin. ld nuuriyadee.
nuuradoobid eeg nuuradow. ld nuuriyadoobid.
nuuradow Nuurad noqosho (dhagax). ld nuuriyadow.
nuuri Wax nuur u yeelid.
nuurid eeg nuur².
nuurin eeg nuuri.
nuuriyad ld nuurad¹.
nuuriyadayn ld nuuradayn.
nuuriyadaysan ld nuuradaysan.
nuuriyadaysnaan ld nuuradaysnaan.
nuuriyadaysnaansho ld nuuradaysnaan.
nuuriyadee ld nuuradee.
nuuriyadoobid ld nuuradoobid.
nuuriyadow ld nuuradow.
page : 34 of 35
<< < 29 30 31 32 33 34 35 >