Ereyga Maanta: bedertami
toobkicid  eeg toobkac². ld toobkac¹.
toobnaan  eeg tooban. ld toobnaansho.
toobnaansho  ld toobnaan.
toobte  ld doobi.
tooci1  Bannaan furan oo aan lahayn gabbaad. tooci2  Wax xoog u ereyid. toocin  eeg tooci².
tood1  Neef irmaan oo aan la maali karin; toojo. ld toojo. tood2  ld tooda². tooda1  (kuwooda, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Tooda u yeel!”. tooda2  Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Nimankaas beertooda ayaa miro badan leh”. ld tood. toodibo  Heegan. ld toodimo.
toodimo  ld toodibo.
toodoobid  eeg toodow.
toodow  Tood noqosho (xoolo).
toodraac1  ld toodraacid. toodraac2  Neef tood ah lisid. toodraacid  eeg toodraac². ld toodraac¹.
toog1  1. Kol; mar. 2. In kol naas laga dhiijiyo. 3. Roob yar. toog2  1. Aqoonta liishaanka. 2. Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay. toogad  ld toogasho.
toogasho  eeg toogo². ld toogad.
toogaysasho  eeg toogayso. ld toogaysi.
toogaysi  ld toogaysasho.
toogayso  Kaltan gelid.
tooggo  ld toogo¹.
tooghay  U t.: wax dhicitaankooda u diyaargaroobid.
tooghayn  eeg tooghay.
toogo1  Muraad, qasad, hadaf, tooggo. 2. Kol; mar. ld tooggo. toogo2  1. Nafley rasaas ku ridid. 2. Wax liishaamid.
page : 47 of 60
<< < 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 > >>