Ereyga Maanta: jaw
tub3  Wax badan meel isugu keenid. tub qorraxeed  Jidka qorraxdu ay u muuqanayso inay marayso.
tubaako  Buuri. ld tabaako, toonbaakh.
tubaal  1. Wax badan oo meel wada tuban. 2. Dab aad u weyn.
tuban  Wax la tubay ahaansho.
tubayn  eeg tubee.
tubbasho  eeg tubbo.
tubbo  Ku t.: meel ku hagaagid.
tubee  1. Wax meel dhoobid. 2. Xoolo badan meel marid.
tubi  Xoolo wadid.
tubid  eeg tub³.
tubiiste  Farsamoyaqaanka tubooyinka.
tubin  eeg tubi.
tubkujoog  1. T. ah: qof socdaal ah oo aan dhabbaha ka leexanayn. 2. T. ah: Qof safar ku jira oo weli aan gaarin meeshii uu u safraayay; jid-kujoog.
tubnaan  eeg tuban. ld tubnaansho.
tubnaansho  ld tubnaan.
tubsi  Meesha ugu fog oo wax laga nishaabo.
tubul  Wax ama dad isu tegey oo meel dheer ka muuqda oo aan si fiican loo arkin.
tuduc  1. Harag la soohay oo laba ama saddex la isugu qabto middood. 2. Dhawr tix oo gabay ah oo isku mowduuc ka hadlaya.
tuf1  1. Cudur lafaha gala; riix. 2. Duco; karaamo. 3. Kasoobbax halis ah. tuf2  (daaw.) Cudur aalaaba caruurta ku dhaca iyo dhallinyarada wuxuuna ka kacaa infekshin qaybta neefsashada inteeda sare oo uu keeno baktiiriyada “haemolitic streptococci”. Astaamo: qandho, xubnoholac, marbamarka ka dambeysa xubin saameynaya, baro cascas ee maqaar ka kuuskuus yaryar oo aan xanuun lahayn ama lafo soo baxsan sida xusulka, dhaqdhaqaaq ogaan la'aan oo aan caadi ahayn ee addimada iyo madaxa (chorea) iyo hallamacood wadnaha gufafkiisa iyo xuubka ku daboolan (pericardium). tuf3  1. (f.g) Wax afka ku jira dibad u soo saarid. 2. (f.mg) Ku t.: cid u ducayn. tuf-xubno-holac  (daaw.) Nooc xubnoholac, kan labaad ee ugu badan cudurrada tufta waxa ka horreeya lafoxubnoholac (osteo artritis) waxay gaar ahaan saameysa xubnaha faraha, xubin isgoyska gacanta iyo dhudhunka, lugaha, canqowyada, miskaha iyo garbaha: xubnoisgoysyada si siman ayaa labada dhinacba cudurku ugu dhacaa waana kala silloonyihiin.
tufaax  Geed dhalo miro aad u macaan oo midadbkiisu guduudyahay ama cagaar iyo cillaan isku darsan.
tufan  Wax la hibeeyey ahaansho.
tufid  eeg tuf³.
tufnaan  eeg tufan. ld tufnaansho.
tufnaansho  ld tufnaan.
tugaar  Shillin.
tugumbee  Cid tugumbo la dhicid.
page : 51 of 60
<< < 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 > >>