nagayn ld negayn.
nagee ld negee.
nagi1 ld negaan. nagi2 ld neg. nagow ld negow.
najaar Nin yaqaan farsamada alwaaxda; sarmali; faryaame. ld nijaar.
najaarnimo Najaar ahaansho. ld nijaarnimo.
najaas1 (dii.) Qof faddaro ah. ld nejis, nijaas¹. najaas2 (dii.) Naag faddaro ah. ld nejisad, nijaas² (1). najaasaysan ld nijaasaysan.
najaasaysnaan ld nijaasaysnaan.
najaasaysnaansho ld nijaasaysnaan.
najaasee (dii.) Qof wasakh gaarsiin. ld nijaasee.
najaaseyn eeg najaasee. ld nijaaseyn.
najaasnimo (dii.) Najaas ahaansho. ld nejisnimo, nijaasnimo.
najaaso (dii.) Faddaro; wasakh (sida kaadida, saxrada iwm). ld nijaaso.
najaasoobid eeg najaasow. ld nijaasoobid.
najaasow (dii.) Wax najaas gaartay noqosho. ld nijaasow.
nal 1. Qalab dusha quraaradi kaga dahaarantahay oo iftiin bixiya marka korontadu soo gaadho. 2. Iftiinka korontadu dhaliso.
namas 1. Ul gaaban oo rabadh ah oo boliisku isticmaalo. 2. ld nabas.
nambar ld lambar.
nambarayn ld lambarin.
nambaree ld lambari.
nambari ld lambari.
nambarin ld lambarin.
nambarsan ld lambarsan.
nambarsanaan ld lambarsanaan.
nambarsanaansho ld lambarsanaan.
namiin1 Qof dadka isku dira. ld nabiib¹. namiin2 Ku n.: Cid, cid kale ku dirid. ld nabiib².
page : 14 of 35
<< < 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 > >>