Ereyga Maanta: turaal
badbadideeg badbad.
badbadineeg badbadi.
badbax1Guuridda reero xagga badda u guuraan si ay uga samatabbaxaan dhibaatada dhuugga, baalka iwm.
badbax21. Ka b.: halis ka samatabbixid. 2. Ka b.: si looga samatabbaxo dhibaatada dhuugga, baalka iwm xagga badda u guurid (reero).
badbeedSi toos ah wax uga hortagid.
badbeedideeg badbeed.
badbixideeg badbax.
baddal1ld beddelid.
baddal2ld beddel².
baddalaadld beddelid.
baddalan1ld beddelan¹.
baddalan2ld beddelan².
baddalashold beddelasho.
baddalidld beddelid.
baddalmidld beddelmid.
baddalnaanld beddelnaan.
baddalnaanshold beddelnaan.
baddalold beddelo.
badeecad1. ld badeeco. Alaab loogu talagalay in laga ganacsado. 2. Jalxad dhuun dheer oo bir ah oo lagu nuugo qaaca ka dhasha tubaakada ay dhuxushu shiddo ee ku jirta saxanka afkeeda daboola.
badeecold badeecad (1).
badeelld badiil.
badfur(juqr.) Xilliga dhaqdhaqaaqa gaadidka baddu uu jiro ama uu furanyahay. Badda Carabta, waqtiga jilaalka ah oo ay dhacayso dabaysha mansuunta ee ka immaanaysa lid-gufaacada Sayberiya, kolkaas oo dabayluhu fududyihiin Badda Carabta dusheeda, taas oo u wanaagsan badmaaxidda gobolkaas. ld badfuran.
badfuranld badfur.
badhanShey yar oo caag, bir iwm ka samaysan, wareegsan xalleefsan daloollo leh oo dharka la gashado meelo gaar ah looga tolo si uu dacalladooda isugu qabto; galuus.
badhax(baay.) Tafiirta ay waalidkood ugu yaraan hal astaan ku kala duwanyihiin.
badhaysiWax tiradooda aad u badantahay qiimahooduna yaryahay.
badhe(juqr.) Goobo la mala-awaalay oo taalla bartamaha labada cirif dhexdooda, waxaana sameeyay goobahaas sallax la dhex mariyay bartamaha goobahaasi isla markaas waa bartamaha dhulka, waa goobo weyn, wareeggeeduna waa kan ugu dheer ee dhulka; dhulbar.
badhi1ld bari¹.
badhi2(bot.) Xubin (dhir) qaybta dhulka ka hoosaysa ah, taas oo u suurta gelisa inuu noolaado xilli abuur ilaa xilliga ku xiga. Badhidu waa xiddo isbeddel ku dhacay oo jirrid gaaban oo ballaadhan leh. Tus. “Basal”.
badhiwaleQof shaqo hoosaadka xafiiska qabta; adeege.
<< < 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 > >>