nijaar ld najaar.
nijaarnimo ld najaarnimo.
nijaas1 ld najaas¹. nijaas2 1. (dii.) ld najaas². 2. Wax aan daahir ahayn. 3. Wax daahirnimada buriya. nijaasaysan Wax nijaaso ka ba'day ahaansho. ld najaasaysan.
nijaasaysnaan eeg nijaasaysan. ld najaasaysnaan, najaasaysnaansho, nijaasaysnaansho.
nijaasaysnaansho ld nijaasaysnaan.
nijaasee ld najaasee.
nijaaseyn ld najaaseyn.
nijaasnimo ld najaasnimo.
nijaaso ld najaaso.
nijaasoobid ld najaasobid.
nijaasow ld najaasow.
nikaax1 Xarig diini ah oo isu xalaaleynaya nin iyo naag is guursanaya. nikaax2 Qof haween ah nin raba inuu guursado u xalaaleyn. ld nikaaxi. nikaaxi ld nikaax².
nikaaxid eeg nikaax². ld nikaaxin.
nikaaxin ld nikaaxid.
nikaaxsan Ku' n./u n.: naag nikaax ku xiranyahay ahaansho.
nikaaxsanaan eeg nikaaxsan. ld nikaaxsanaansho.
nikaaxsanaansho ld nikaaxsanaan.
nikaaxsasho eeg nikaaxso.
nikaaxso 1. Naag nikaax ku xirasho (nin). 2. Naag, nin guursasho.
nikal (kiim.) Curiye ka tirsan curiyayaasha kala guurka ee tusaha kalgalka oo dabiici ahaan u jira isagoo salfaydh ama silikeyt ah. Nikalka waxa loo adeegsadaa kalkaaliye ahaan marka la samaynaayo falgalka haydarojiineynta ee alkiinada, sida soo saaridda margariin, iyo birdhafyada lacagta. Summad Ni; bartadhalaalka 1450 C ; cufnaanta 8.9; tirada atamka 28; cufka atamka 58.7.
nikotiin Maaddo aadanaha wax yeeleysa oo laga helo tubaakada.
nimcad ld nicmo.
nimcee ld nicmee.
nimceyn ld nicmayn.
nimceysan ld nicmeysan.
nimceysnaan ld nicmaysnaan.
page : 26 of 35
<< < 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 > >>