Ereyga Maanta: kaahin
cabqari  C. ah: qof aad u caqli badan oo u aragtidheer.
cabqarinnimo  Cabqari ahaansho.
cabsad  ld cabsasho.
cabsan  Wax sakhraamay ahaansho.
cabsanaan  eeg cabsan. ld cabsanaansho.
cabsanaansho  ld cabsanaan.
cabsasho  eeg cabso. ld cabsad, cabsi, cabsood.
cabsi  Wax dhibaato keena ama xun ama xanuun leh iwm, argaggaxa ay nafleyda uurkeeda ku abuuraan; argaggax, bixid, welwel; baqdin.
cabsigeli  Nafley cabsi ku abuurid.
cabsigelin  eeg cabsigeli.
cabsii  Nafley cabsi ku abuurid.
cabsii1  Biyo, caano iwm nafley af ka siin. cabsiin  eeg cabsii. ld cabsiis.
cabsiin1  eeg cabsii. cabsiis  ld cabsiin.
cabso  Ka c.: cabsi dareemid. ld cabsoo.
cabsoo  ld cabso.
cabsood  ld cabsasho.
cad  1. Gabal hilib ah. 2. C. ah: in maro, dhul, xaashi iwm ah. 3. C. ah: qof gaboobay oo aan waxba qaban karin.
cad1  1. Midabka caanaha, nuuradda iwm ee soo celiya ilayska qorraxda. 2. Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin. cad2  1. Wax cad ahaansho. 2. Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin ahaansho. 3. Waa ka caddahay: waa liitaa. cadaab1  1. (dii.) Meel aad u kulul, dhibaato badan oo lagu ciqaabo inta Eebbe ku caasiday marka ay aakhiro tagaan; naar. 2. Dhibaato weyn; silic; rafaad. cadaab2  1. (dii.) Eebbe, inta caasiday naar gelin. 2. Cid ciqaabid. cadaabid  eeg cadaab².
cadaad  (cadaad, m.dh) 1. Geed, qodxo yaryar oo qaroofan iyo xabag macaan oo la cuno leh. 2. Xiddigga lixaha ka dambeeya.
cadaadi  Qof ciriiri gelin, dhibid.
cadaadin  eeg cadaadi. ld cadaadis¹ (3).
cadaadis1  1. Hawo c. saarid. 2. Xoogga ku dhaca halbeeg bed ah. 3. ld cadadin. cadaadis2  (fiis.) Xoogga lignaan u saaran halkii halbeeg ee bed ah ama waa saamiga xoogga iyo bedka. Waxa lagu cabbiiraa Baaskal ama N/m2 (H.C). cadaadis3  (siyaa.) Waa dawlad awoodsheegasho ku dhisan, caddaalad darro iyo hoggaamin xumo ku darsatay.
page : 13 of 95
<< < 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 > >>