Ereyga Maanta: gadaalabbar
cabbirid  eeg cabbir². ld cabbiris.
cabbiris  ld cabbirid.
cabbirnaan  eeg cabbiran. ld cabbirnaansho.
cabbirnaansho  ld cabbirnaan.
cabbur1  Xirmidda sanku neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood. ld cabburid. cabbur2  Xubnaha hawomareenka neef si ciriiri ah uga soo bixid. cabburi  Cabbur ku ridid, neef ku celin.
cabburid  eeg cabbur². ld cabbur¹.
cabburin  eeg cabburi.
cabbursan  Wax la cabburiyey ahaansho.
cabbursanaan  eeg cabbursan. ld cabbursanaansho.
cabbursanaansho  ld cabbursanaan.
cabbuul  ld cambuul¹.
cabbuur  Dhismo yar oo badanaa geedo iyo caws ka samaysan oo hargaantigu u galo gorayada, marka uu gaadayo.
cabdo  Naf; ruux.
cabeeb1  Cudur lo'da iyo carruurta ku dhaca oo nabarro afka ugu yeela, dhareerna ka keena. cabeeb2  Cabeeb ku dhicid (lo'ama carruur). cabeebid  eeg cabeeb².
cabid1  ld cabiid. cabid2  ld cabbid. cabiid  (cabiid, m.dh) Qof la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; bidde; addoon; cabid. ld cabid¹.
cabiidnimo  Cabiid ahaansho.
cabiidsad  ld cabiidsasho.
cabiidsamid  eeg cabiidsan.
cabiidsan  Addoon noqosho.
cabiidsasho  eeg cabiidso. ld cabiidsad, cabiidsi.
cabiidsi  ld cabiidsasho.
cabiidso  Qof cabiid ka dhigasho.
cabo1  Biyo, weel caanood lagu shubay oo yeeshay dhadhan la karhado. cabo2  Erayo calaacal ah dhihid.
page : 12 of 95
<< < 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 > >>