Ereyga Maanta: maneysi
caddaysnaan  eeg caddaysan. ld caddaysnaansho.
caddaysnaansho  ld caddaysnaan.
caddayso  1. Wax caddaan ka dhigasho. 2. Qof arrin iwm ee uu qarsanayey soo bandhigasho. 3. Shaah caano ku darsasho. 4. Neegatiif iyadoo kiimiko lagu meyrayo muuqaal u xambaarsanaa warqad ku muujisasho.
caddee  1. Wax caddaan ka dhigid. 2. Arrin la qarinayey soo bandhigid. 3. Shaah caano ku darid. 4. Neegatiif kiimiko ku meyrid si muuqaal uu xambaarsanaa warqad loogu soo saaro.
caddi  ld caddaan¹; ld caddo.
caddib1  1. Luggooyo; kadeed. 2. ld caddibid. caddib2  1. Cid shiddo iyo dhibaato gaarsiin. 2. Cid luggooyo badid. caddibaad  ld caddibid.
caddiban1  Wax la caddibay noqosho. caddiban2  Wax la caddibay ahaansho. caddibid  eeg caddib². ld caddib¹ (2), caddibaad.
caddibmid  eeg caddiban¹.
caddibnaan  eeg caddiban². ld caddibnaansho.
caddibnaansho  ld caddibnaan.
caddidiif  Harag yar oo ka dillaaca ciddida labadeeda dhinac. ld ciddidiif.
caddiin  ld caddaan¹.
caddiin1  Hilibka intiisa cad; baruur. caddiir  ld catiir (2).
caddil1  ld caddilid. caddil2  Wax caddilan ka dhigid. caddil3  1. Fal dhici lahaa ka daahid iyadoo cid loo eersanayo. 2. Isu c.: wax isu dheelli tirid. caddilaad  ld caddilid.
caddilaad1  ld caddilid. caddilan1  Wax la caddilay noqosho. caddilan2  Wax la caddilay ahaansho. caddilid  eeg caddil². ld caddil¹, caddilaad.
caddilmid  eeg caddilan¹.
caddilnaan  eeg caddilan². ld caddilnaansho.
caddilnaansho  ld caddilnaan.
caddilnimo  Caddaalad, gar, garsoor, garsoornimo.
page : 17 of 95
<< < 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 > >>